4-1

Siyaasiyiin u hanjabay Dawladda Imaaraatka Carabta & Digniin loo diray

Siyaasiin iyo Wasiiro hore oo katirsanaa Somaliland ayaa uga digay dawladda Imaaraatka Carabta in ay faragalin ku sameyso arrimaha Siyaasada ee Maamulka Somaliland.

 

Xubnahan oo shir ku qabtay ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin wararka sheegaya in ay xukuumada Imaaraatku doonayso in ay saameyn ku yeelato doorashooyinka Somaliland ee fooda nagu soo haya.

 

 

Sidaas oo kale xubnahan waxay muujiyeen walaaca ay ka qabi karaan saldhig ciidan oo gudaha Somaliland laga siiyo dawladda Imaaraatka Carabta.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*