FILE - In this Thursday, Feb. 17, 2011 file photo, al-Shabab fighters march with their weapons during military exercises on the outskirts of Mogadishu, Somalia. Foreign military forces carried out a pre-dawn strike Saturday, Oct. 5, 2013 against foreign fighters in the same southern Somalia village where U.S. Navy SEALS four years ago killed a most-wanted al-Qaida operative, officials said. (AP Photo/Mohamed Sheikh Nor, File)

Saldhiga Ciidamada Jabuuti oo lagu weeraray Gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo Dagaal yahanada Al Shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidamada AMISOM ay ku leeyhiin Duleedka Degmada Maxaas.

Weerarkan ayaa lagu beegsaday Saldhiga Ciidamada Howlgalka AMISOM, gaar ahaan kuwa ka soo jeeda Dalka Jabuuti.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro xoogan oo weerarkaasi lagu gaarsiiyay Ciidamada Dowladda Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Weli lama shaacin khasaaraha guud ee Weerarkan ka dhashay.

Inta badan xoogaga Al Shabaab ayaa weeraro kala duwan ku qaada Xarumha Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*