c0n7tquvqaacz_a

DEG DEG: Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Ninkii ka dambeeyay Qaraxii Dekada Muqdisho+SAWIRO

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Caawa Xarunta Nabad Sugida waxey ku soo bandhigtay Ninkii ka dambeeyay Qaraxii culuss ee ka dhacay banaanka Dekada Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi oo mas’uuliyadiisu ay sheegteen Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 25 Ruux waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 60 kale.

Taliska Nabad Sugida ayaa magaca Ninkii ka dambeeyay Weerarkaasi waxey ku sheegeen Ibraahin Xasan, kaasi oo haatan gacanta lagu hayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*