buugs

CADEYN: Buugaag ka dhan ah Diinta Islaamka oo lagu qeybiyay Garoowe iyo Puntland oo…

Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha qoyska ee Maamulka Puntland iyo xafiiska xuquuqul aadanaha Puntland ayaa sheegay inaysan waxba kala socon buugaag kasoo horjeeda diinta Islaamka iyo dastuurka Puntland oo Hay’ad ka shaqaysa Puntland ka qaybisay Garoowe.

Anisa Cabdulqaadir Wasiirka haweenka Puntland iyo gudoomiyaha xafiiska madaxa banaan ee xuquuqda Insaanka Maxamed Yuusuf Cali oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in buugtaas laga qaybiyey xuskii maalinta xuquuqda aadanaha iyo 16-ka maalmood ee kahortaga tacadiya kadhanka ah haweenka.

Shabakada Warqaad.com ayaa heshay nuqul ka mid ah Qodobada ku qoran Buuggan ka hor imaanaya Diinta Islaamka, waxana ka mid ah Qodobada ku qoran inuu Qofku diintiisa bedeli karo,

buugs

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*