Members of al Shabaab, al Qaeda-linked insurgents, ride in a pick-up truck after distributing relief to famine-stricken internally displaced people at Ala Yaasir camp at Km50 outside Somalia's capital Mogadishu, September 3, 2011. More than 800,000 Somalis are refugees, according to U.N. estimates, while up to 1.5 million are displaced within the Horn of Africa country. Picture taken September 3, 2011. REUTERS/Feisal Omar (SOMALIA - Tags: SOCIETY CIVIL UNREST POLITICS)

AKHRISO: Tirada Al Shabaab looga Dilay Duleedka Magaalada Kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho ee ka dhashay Dagaal Xoogan oo Xarakada Al Shabaab iyo kuwa Maamulka Jubaland ku dhexmaray Duleedka Magaalada Kismaayo.

Saraakiisha amaanka ee Maamulka Jubaland ayaa shaaca ka qaaday in Dagaalka ka dhacay Degaanada Beerxaani iyo Janay-Cabadalla ay ku Dileen ugu yaraan 15 ka mid ahaa Al Shabaab.

Labadan Degaan ayaa qiyaas ahaan 60 KM waxey dhanka galbeed uga beegan tahay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Al Shabaab ilaa hada kama aysan hadlin dagaalkaan ka dhacay deeganada ku xeeran Magaalada Kismaayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*