top-news-1

Afar Musharrax Oo Ugu Horreysa Ololaha Doorashada 2016 (Akhriso Magacyada)

Dhowaan waxaa la filayaa in dalka ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee Soomaaliya, iyadoo doorashadana ay tahay mid aad uga duwan kuwii hore ee horey u dhacay.

Waxaa jira Afar Musharrax oo ah kuwa ugu cad cad doorashadan oo laga yaabo in midkood uu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ee Afarta Sano ee soo socota.

Musharraxiinta loo baqayo ayaa kala ah:

1- Xasan Sheekh Maxamuud

2- Jibriil Ibraahim C/lle

3- Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke

4- Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Xubnahay ayaa taageero kala duwan wata, waxaana sidoo kale ay hayaan qarashaad badan, iyadoo tartankana yahay mid aad u culus oo loo baqayo in xubanahan midkood kusoo baxo.

Dhowaan waxaa la dooran doonaa guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xigi doona doorashada madaxweynaha Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*