dhaarinta1

Xildhibaannada La Dhaarinayo iyo sida Loo Soo Kala Doortey

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka, iyadoo ammaankana aad loo adkeeyey.

Xildhibaannada maanta la dhaarinayo waa 304 mudane, waxaana ku jira qaarkii la laalay iyadoo sidan ay u kala heleen xiildhibaannada maamullada dalka.

Maamullada iyo Sida ay Xildhibaannada la doortey uga kala yimaadeen:

Magaca Maamul Aqal Hoose Aqal Sare Wadarta
Puntland 37 11 48
K/galbeed 69 8 77
Somaliland La Doortey 34 Lama dooran 34
Jubbaland 43 8 51
Hirshabelle 37 8 45
Banaadir 5 0 5
Galmudug 36 8 44

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*