capture

Xildhibaan ka farxiyay shacabka Qardho & Barnaamij muhiim oo..

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Maas oo gaaray Magaalada Qardho ee Gobolka Gargaar ayaa sheegay in wax badan uu ka qaban doono adeegyada ka jirta Magaaladaasi.

Waxa uu sheegay in Masuuliyiinta Gobolka Gargaar uu kala hadli doono sidii Barnaamijyo hormarineed loogu fulin lahaa gobolkaasi.

Waxa uu sheegay in shacabka Qardo iyo kuwa guud ahaan Gobolka ku nool uu u keeni doono waxyaabaha ay u baahan yihiin.

Xildhibaankaan oo ka mid an Xildhibaanada doorashada ka soo galay magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar ayaa sidoo kale shaaciyay inuu wax badan ka qaban doono xaalada shacabka qardho ee deeganaada ku dhow.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*