Wareysiyo

Midowga Yurub oo sii wadaya howlagllada ka dhanka ah Burcad Badeeda Somaliya

hhhhhh

Midowga Yurub ayaa ayaa shaaca ka qaaday labo sano oo dheeraad ah ay ugu dareen ciidamadooda ku sugan Xeebaha Soomaaliya, si ay kaga hortaggaan weerarada Kooxaha Burcad Badeeda Soomaaliyeed. Ururka Midowga Yurub ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in khatarta Burcad Badeed ay weli jirto, maadaama Ururka ay tilmaameen in bishii la soo dhaafay ay Kooxda soo qaadeen labo Weerar. ...

Read More »

Inkabadan 50-ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistan

Hindiya qarax 12

Weerarka ayaa loo malaynayaa inuu yahay isqarxin, waxaana lagu qaaday isbitaal ku yaal magaalada Quetta ee dalka Pakistan, ayaa lagu dilay ugu yaraan 53 ruux, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro dad ah. Ugu yaraan 18 ka mid ah dhimashada, ayaa qareeno ahaa oo dhismaha u yimid tacsida mid ka mid ah saaxiibadooda shaqada, Bilal Kasi oo la toogtay. Qaraxa oo ...

Read More »

Daawo:wasiirka Beeraha Somaliland oo la xaqiijiyay in uu ku fashilmay xilka wasaaradiisa

somalind

Tan iyo markii uu isku shaandheenta ku sameeyay madaxweyne siilaanyo golihiisa wasiirada waxaa meesha ka baxay gole wasiiro oo hore ula shaqeyn jiray qaar kood waxa ay shaqada ka tageen iyagoo ay u muuqdeen arimo kale iyo khilaafkii xisbiga talada haya ee kulmiye siilaanyo ayaa isku dayay in uu soo dhiso gole wasiiro oo uu qeyb ka yahay wasiirka wasaarada ...

Read More »

Akhriso: Mowqifka Midowga Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada ee ku aadan go’aanadii Madasha

isbaheysi-170x114

Midowga Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ka soo saareen war murtiyeed ay ku muujiyeen mowqifkooda ku aadan shirkii madasha wada tashiga qaran ee dhowaan lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho. War murtiyeedka ka soo baxay Midowga Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa sidan u qornaa:-

Read More »

Tirada Beelaha ka baxay Shirka ka socda Jowhar oo sii kordhay.

Tan iyo wixii ka danbeeyey Markii Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo furay Shirka Maamulka loogu sameenayo Beelaha dega Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,waxaa Magaalada Jowhar soo gaaray Marti badan oo ka qeybgashay Furiraanka Shirka,wixii markaasi ka danbeeyey waxaa gaabis ku jiray Shirka laga furay Jowhar. Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa waxa ay soo saartay Tirada Odoyaasha soo Xulaya Ergada ...

Read More »

Shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Go’amo laga soo saarayo Maanta

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho Dib ugu furmay shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Maalmahaan Dib u dhac ku jiray. Waxaa la filayaa Maanta in shirarkii socday laga soo saaro Go’aano ay ka mid yihiin in mas’uuliyiinta ay dib ugu laabtaan Goboladii ay ka yimaadeen si Wadatashi labaad ay u soo sameeyeen Maadaama Qodobo ah in Xildhibaanada lagu soo xulo 4.5 ...

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyey Nabadeynta Dagaalkii Baladweyn.

Shir ay isgu yimaadeen Magaaalada Muqdisho Hogaanka dhaqanka Beelihii ku Dagaalamay Baladweyne ayaa isla gaaray Hishiish Xabad Joojin ah,waxaana lagu Ballamay in Odayaasha iyo Dadka ay talada ka go’do in ay tagaan Magaalada Baladweyne. Odayasha ku shiray Muqdisho ayaa ku guuleystay in Xabadjoojintii ay ku dhawaaqeen in ay dhaqan Gashay,Maleeshiyaadkana lagu wado in lakala qaado,si buuxdna loo soo celiyo Nabaddii ...

Read More »

Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo maanta xiran iyo Puntilnad oo Ciidamo badan soo dhoobtay Garoonka Gaalkacyo

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta Garoonka Diyaardaha Magaaladaasi aysan kasoo dagin Diyaaradaha Rakaabka ah ee Maalin walbo kasoo dagi jiray Garoonkaasi.Wariye kusugan Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in maanta hakad uu ku jirto shaqooyinka maalin lahaa ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde , waxa uuna intaa raaciyay in garoonka saakay ay kasoo dagtay kaliya ...

Read More »

Maamulka Gobalka Banaadir oo Xilkaqaadis ku sameeyay Gudoomiyayaal Cusub oo katirsan Dagmooyinka Gobalka banaadir

mun

Gudoomiyaha Goboolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa wali wada xil kaqaadista uu ku sameenayo Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir . Sida Wararka aan ku heleyno waxaa xilkii laga qaaday ilaa labo Gudoomiye Degmo oo Cusub kuwaa oo kala ah Gudoomiyaha Degmada Cabdi Casiis C/llaahi Xuseen Xasan (Fanax)iyo Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne Cabdulaahi Sahal Gardhuub. Gudoomiyaha ...

Read More »