Wararka

Daawo Sawirradda:Gudoomiyaha Shirkadda Gaabow General Services iyo Masuuliyiin Kale oo Booqday Ceel Riig Shabeelaha Hoose ay ka Hergalisay GGSC

Gaabow

Gudoomiyaha Guud Ee Shirkadda Gaabow General Services Company Xaaji  Caadil Xaaji Gaabow iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan GGSC waxayna ugu Horeyntiiba ka Dhageysteen Halka ay Howshu Mareyso iyo Sida ay wax u Socdaan Qaar ka mid ah Howl wadeenadii Goobta ku Sugnaa Gudoomiayaha GGSC xaaji Caadil ayaa Goobta kaga Dhawaaqay in Shirkadda Gaabow ay Tahay mid ma tasha Bulshada ...

Read More »

Daawo Sawirradda:Qeybta Dhismaha Ee Gaabow General Services oo Mashruuc Ceel Riig ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose

20160819_101116

Mashruucan oo ah mid Lagu Qodayo Ceel Riig ayaa Shirkadda Gaabow General Services Com. Qeybta Dhismaha ka Bilowday Gobalka Shabeelaha Hoose Gaar ahaan Degmada Wanleweyn Ee Gobalkaasi   Mashruucan ayaa ku Bilowday si Dar dar ah waxaana iminka uu u Socdaa Si Hambsami leh Dadka Deegaanka ayaa ka Faaiideysan Doona Mashruucan oo ah mid ay aad ugu Baahnaayeen Ma ahan ...

Read More »

Meydka Haweeney la dilay oo laga helay hoteel kuyaala Muqdisho

top-news1

Hotel kuyaala Degmada Yaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa maanta laga helay meydka haweeney la sheegay in lagu dhax dilay qol kamid ah dhismaha Hoteelkaasi. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in Hotelka oo kuyaala Xaafada Jiiro-Garoob ee Degmada Yaqshiid saakay lagu arkay meydka Haweeney la dilay oo dhax yaala mid kamid ah qolalka Hoteelkaasi. Haweeneyda la dilay iyo nin la socday ...

Read More »

Dagaal Khasaare geystay oo ciidamada Dowladda iyo Shabaab oo ku dhexmaray Gobolka Gedo…

dagaal

Wararka ka imaanaa Gobolka Gedo ee Koonfurta Somaliya ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay ciidamada Shabaab iyo Xoogaga Dowladda uu ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa wuxuu ka dhacay Deegaanka Suraya oo Qiyaastii Degmada Buurdhuubo u jirta 10-KM, waxaana dagaalkaan uu yimid, kadib markii dagaalyahanada Shabaabka ay soo weerareen ciidanka. Ciidanka Dowladda ayaa xilliga dagaalka uu dhacaayay ...

Read More »

Wasaaradda Waxbarashada Soomaliya oo Joojisay diiwaangelinta Jaamacadaha Cusub

Xukuumadda

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka Ismaaciil Yuusuf Cismaan ayaa sheegay in dowladdu ay joojisay diiwaangelinta jaamacadaha cusub, kadib markii ay hoos u dhacday heerkii tacliinta sare ee Jaamacaduhu lahaayeen. Waxa uu tilmaamay in Jaamacaduhu noqdeen kuwa tayo la’aan ah kadib markii ay soo baxday dad aan wax baran oo haddana shahaadooyin Jaamacadeed qaatay.   Agaasimaha wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ...

Read More »

Shirka Africa iyo Japan oo maanta ka furmaya Nairobi

President Jacob Zuma during a bilateral meeting with Japan Prime Minister Shinzo Abe at the Prime Minister's official residence in Tokyo. Japan. 04/06/2013

Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya. Shirkaasi oo ku saabsan sidii ay wax u wada qabsan lahaayeen Dalalka Qaaradda Afrika iyo Wadanka Japan, kaasi oo ka dhacaya Xaruunta Shirarka Caalamiga ah ee Kenya (KICC) ee Caasimadda Dalkaasi ee Nairobe, waxaana lagu wadaa inay ka soo qaybgalaan ...

Read More »

Maxkamadda ugu sareysa ee Faransiiska oo ka laabatay mamnuucitaanka asturnaanta ee dabaasha

asturnaanta dabaasha

Maxkamadda ugu saraysa dalka Faransiiska ayaa laashay mamnuucitaankii dharka asturan ee lagu dabaasho ee ka jirtay magaalada Villeneuve-Loubet. Maxkamaddu waxay sheegtay in mamnuucitaankaasi uu ” si wayn oo cad wax ugu dhimay xoriyadda aas aasiga ah ee dadku u leeyihiin diinta iyo dhaqdhaqaaqa” Go’aankasi ayaa laga yaabaa in uu tusaale u noqdo soddon magaalo oo kale oo mamnuucay dharka asturan ...

Read More »

Kenya oo dib uga noqotay go’aankeeda xiritaanka xerada qaxootiga kadib booqashadii Kerry

Somali refugees are pictured at the Ifo camp in Dadaab near the Kenya-Somalia border, May 8, 2015. Kenya's government threatened to close the Dadaab refugee camp, which with about 350,000 Somali refugees is the world's biggest refugee camp, as a security risk. The United Nations refugee agency urged Kenya to reconsider an order to close the teeming Dadaab refugee camp, warning that sending Somali refugees back to their homeland would have "extreme humanitarian and practical consequences". REUTERS/Thomas Mukoya

Wasiirka Arrimaha Gudaha Joseph Nkaissery ayaa ku dhawaaqay go’aanka xukuumadda oo sheegay in habka celinta aan la fulin karin  ilaa ay xasilooni ka jirto Soomaaliya. dawlada Kenya ayaa sheegtay  dabayaaqadii May in ay xiri doonto xerada qaxootiga bisha  November, iyagoo xiganaya walaac dhinaca amniga ah iyo culayska dhaqaale. Waxa sido kale oo ay kala direen waaxda Arrimaha Qaxootiga, hay’ada dawladeed ...

Read More »

Madaxweynaha JFS oo Nairobi kaga qeybgalaya Shir Madaxeedka 6-aad Iskaashiga Afrika iyo Japan

unnamed-2-3

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo uu kaga qeybgalayo Shir Madaxeedka 6-aad ee waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD (Tokyo International Cooperation with Africa Development). Dowladda Japan ayaa shirkii ugu horeeyay ee TICAD waxay ku qabatey magaalada Tokyo, sannadkii 1993-kii, waxaana ujeeddadiisu ay ahayd kobcinta horumarka ...

Read More »