Wararka

XAAD” Shacabka Muqdisho go’aan lama filaan ayay qaadan doonaan” + (Akhri)

capture

Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay go’aankii madasha ay kuraasta dheeraadka ah ku siisay Maamul Goboleedyada dalka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Gobolka Banaadir lagu qadiyo. Wuxuu sheegay Nabadoonka in maqaamkii Muqdisho uu lumay,islamarkaana madaxda dalka ay iska dhega tireen baaqyadii kala duwan ee ka soo baxay Shacabka ...

Read More »

Akhriso War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Madasha iyo Qodobo xasaasi ah oo ku …

madasha4-624x468

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdiweli ...

Read More »

8 ASTAAN oo uu gaar ku yahay musharrax C/Raxaman Faroole, ayna waajib kugu tahay inaad barato!

capture

Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole, waa siyaasi Soomaaliyeed oo dhashay sanaddii 1945-tii, waxaa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee marxuum Maxamed Siyaad Barre,kadib bur-burkii, waxa uu u qaxay dalka Australia, kadibna waxaa uu noqoday madaxweynaha maamulka Putland oo markii dambe uu doorasho kaga guulleystay Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo isna mar soo noqday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Mudane ...

Read More »

Goormee ayaa la dhaarin doonna Xildhibaanada Cusub Kalfadhiga ugu horeeyo goormee ayuusa dhici doonna????

capture

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay dhaceyso munaasabadda furitaanka Kalfadhiga Golaha Shacabka. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa caawa shaaciyey in Munaasabadda furitaanka Baarlamaanka loo asteeyey in ay dhacdo maalinta Talaadada ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 27ka December 2016, saacadda 09ka subaxnimo. “si waafaqsan qodobka 66aad, farqadiisa ...

Read More »

War deg deg ah-Madasha qaran oo war saxaafadeed soo saaray iyo 11 xildhibaan oo ladiidey.

capture

Madasha qaran ee doorashada Soomaaliya oo maalmihii ugu dambeeyey ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saqdii dhexe ee xalay so saareen war saxaafadeed ay kaga hadlayeen doorashada Soomaaliya. War-saxaafadeedka oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa waxaa ugu muhiimsanaa in 11-kii xubnood ee gudiga xallinta khilaafaadku ay doorashadooda laaleen dib loosoo dooran doono. Waxaa sidoo kale laysku afgartay in 11-kaas ...

Read More »

Dhacdo naxdin & La Yaab noqotay oo Muqdisho si aad ah looga hadal hayo..

meyd-2

Dhacdadaan oo noqotay mid si aad ah loo hadal haya ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho ka dib markii nin lagu sheegay inuu ahaa Taksiile meydkiisa laga helay gurigiisa mudo la maalin ka dib. Dhacdadaan oo ka dhacday degmada Waabari ee Gobolka Banaadir ayaa Ninka oo kaligii qof seexan jiray la helay meydkiisa habeenkii khamiista soo galeysay,waxayna ehelkiisa tilmaameen in labo ...

Read More »

XOG: Ugaas Xasan oo wada Qorshe halis ku ah musharaxnimada Xasan Sheikh..

capture

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa wada qorshe Xasan Sheikh kaga cuna qabateynayo Xildhibaanada Hiiraan uga mataleysa Baarlamaanka Dowladda Soo socota. Ugaas Xasan ayaa kulan magaalada Baladweyne kula yeeshay qabaa’ilada kala duwan ee Gobolka Hiiraan dega,isagoo kala hadlay arimo ay ka mid yihiin masiirka Hiiraan iyo waliba sida ay ...

Read More »

Sawirro Xasaasi-Madaxweyne Gaas iyo RW Cumar oo kulan gaar ah laqaatay barlamaanka kasoo jeeda…

img_96281

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u jooga magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xalay kulan caasho sharaf ah ugu sameeyey magaalada Muqdhiso Xildhibaanada  labada aqal ee Puntland u metelaya baarlamaanka Soomaaliya. Madaxweynaha waxaa kulanka ku wehelinaayey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, masuuliyiin ka mida goloyaasha Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland ...

Read More »

Sawirro: Shariif Xasan oo banaanka is keenay & Sawiradiisa lagu arkay…

shariif-boor1

Sawiradda Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa lagu arkay waddooyinka Muqdisho, isagoo ku biiray boorarka sawirada Musharaxiinta ee la suray inta badan waddooyinka Muqdisho. Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa raba inuu ka dhabeeyo qorshihiisa uu ku doonayo inuu ku noqdo Musharax Madaxweyne oo rasmi ah, maadaama dadka qaar ay u arkaan riyo ay adag tahay inay ...

Read More »

Puntland oo si yaab leh ugu jawaabtay Culimada Soomaaliyeed (AQRI)

garowe-1

Culimada Somaliyeed, ayaa ka hor timid tartan kubadda Kolayga ah oo gabdho matalaya maamul goboleedyada uga furmay magaalo madaxda Garowe, waxayna ku tilmaameen inay tahay arrin ka hor imaanaysa shareecada Islaamka. Wadaadada, ayaa sheegay inay qorshahan uu yahay mid aan la aqbali karin islamarkaana lagu fasahaadinayo haweenka iyagoo tallaabadan ku sifeeyay mid ay ka dhalan karto carada EEBBE. Guddoomiyaha hay’adda ...

Read More »