Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Maamul cusub u magacaabay Gobolka Hiiraan

cosoble

Madaxweynaha Maamulka Cusub ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u Magacaabay Cali Jeyte Cismaan,waxaana  lagu badalay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed. Shir Jiraa’id oo Goor dhaw Madaxweynaha Hirshabeelle uu ku qabtay Magaalada Jowhar ayuu ku Akhriyay Wareegtada lagu Magacaabay Cali Jeyte Cismaan,waxaana Guddoomiyaha Cusub Cali Jeyte uu yahay Guddoomiye KMG ah sida ...

Read More »

”SAWIRRO” Weerarkii Ismiidaaminta ee maanta lagu qaaday Ciidamada Jabuuti ee ku sugan Baladweyne

japu_6

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo maanta lagu weeraray saldhig ay Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ku leeyihiin Xaafada Howl-Wadaag ee galbeedka magaalada Baladweyne. Qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari nuuca xamuulka qaada ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kor laga soo saaray bal, waxaana gaariga oo si xowli ah u socday ...

Read More »

Kooxo Hubeysan oo muqdisho ku dilay Sarkaal ka tirsnaa NISA

dil bistoolad

Sarkaal ka tirsan Hey’adda Nabadsugida ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho, iyadoo kooxihii dilka geystay ay baxsadeen. Afhayeenka Wasaaradda Amniga C/kaamil Macalin Shugri ayaa xaqiijiyay dilka Sarkaalka ka tirsanaa NISA, ayna ciidamada ammaanka wadaan baaritaano. “Xalay fiidkii ayaa degmada Waabari waxaa lagu dilay G/dhexe C/casiis Caraaye oo ka tirsanaa Saraakiisha Nabadsugida”ayuu yiri Afhayeenka Wasaaradda Amniga. Waxaa uu sheegay in lagu ...

Read More »

Al-shabaab oo Weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid Toos ah ku qaaday Mandheera

al-shabaab-696x392

Xarakada ka tirsan Al-shabaab ayaa Xalay Weerar isugu jira Qaraxyo iyo mid Toos ah ku qaaday Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Weerarka ayaa ka dhacay Xaafado ka mid ah Magaalada Mandheera,waxaana Goobjoogeyaashu ay sheegeen in illaa Shan Qarax ay ka dhaceen Magaalada,waxaana Qaraxyada Xigay Weerar Toos ah oo Al-shabaab ay la beegsanayeen Dadka Xaafadda ku nool. Ugu yaraan Afar ...

Read More »

Xaalada magaalada Gaalkacyo oo saaka degen iyo dad badan oo barakacaya

galkacyo

Waxaa Maanta Degen Xaaladda Magaalada Gaalkacyo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug uu ka soconayo Mudo dhan Saddex Asbuuc. Dadka ku nool Magaalada Gaalkacyo ayaa sidoo kale Cabsi ka qaba in Markale lagu Dul Dagaalamo,waxaana Magaalada ka Barakacay inta badan Dadkii ku noolaa. Maamulada wada dega Magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa Dagaalka ka socda Magaalada isku ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo shaaciyey halka laga soo abaabuley dagaalka Gaalkacyo

Sawirka-Madaxweyne-Gaas-150x150

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdweli Maxamad Cali (Gaas) ayaa ka hadlay dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ee dhexmaraya ciidamada maamulkiisa iyo kuwa maamulka Galmudug. Gaas ayaa sheegay in dagaalkaasi uu yahay mid abaabulan oo qorshe iyo dano siyaasadeed oo gaar ah laga leeyahay. Waxaa uu sheegay iney adkaan doonto iney dowladnimo la wadaagaan wax uu ugu ...

Read More »

Meydadka labo caruur ah oo laga helay Xeebta Muqdisho

xeebta

Meydadka labo caruur ah ayaa galabta laga helay nawaaxiga xeebta Curubo ee magaalada Muqdisho. Caruurtan oo da’dooda lagu qiyaasay dhowr iyo toban jiro ayaa ka mid ahaa dad badan ee maalin walba u dabaal iyo tamashle taga xeebta Curubo. Waxaa la aaminsan yahay iney baddu qaaday, waxaana meydkooda dibeda u soo saaray mowjadaha badda, lamana aqoonsan illaa hadda sida wararku ...

Read More »

Deg Deg:- Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo dib uga uga qarxay Gaalkacyo

warshadda-gallayda-640x360

Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Saaka Dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Galbeedka Magaalada. Dagaalka ayaa la isku Adeegsanayan Hubka Nuucyadiisa kala duwan,waxaana Dhawaqa Madaafiicda laga Maqlayaa Guud ahaan Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo. Dagaalka Magaalada Gaalkacyo oo soconaya mudo Bil ku dhaw ayaa u muuqda mid Maalinba maalinta ka dambeysa sii Xoogeysanaya. Sidoo kale ...

Read More »

”SAWIRRO” Ajaanib mudo 5-sano ah gacanta ugu jiray Burcad-badeed Somali ah oo lagu soo dhaweeyey Nairobi

nip_6

Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi waxaa shalay laga dajiyay ajaaniib ay sii daayeen Koox burcad badeed Soomaali ah, kadib markii ay ka qaateen lacag badan oo madax fursaho ah.Ajaaniibtan ay siidaayeen Burcad Badeeda oo gaarayy 26-nin ayaa kasoo kala jeeda Wadamada Indonesia, China, Philippines, Vietnam iyo Taiwan, waxaana diyaarad siday ay shalay ka degtay magaalada Nairobi.Garoonka Diyaaradaha Jomo ...

Read More »

C/raxmaan Faroole” Xasan Shiikh waa inuu yimaadaa Gaalkacyo”

faro_7

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug. C/raxmaan Faroole oo hadda ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu si deg deg ah u soo kala dhexgalo Maamulada Puntland iyo Galmudug/ “Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka ...

Read More »