Sheekooyin

Xog: Xildhibaan ka tirsanaa DFS oo fuliyey qaraxii Garoonka Aadan Cadde (Akhri warbixin)

saalax-badbaado

Ex-xildhibaan Saalax Badbaado oo horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa ee Somalia ayaa fuliyay mid ka mid ah weeraradii ismniidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde sida ay caawa baahisay Al-shabaab. Fariin cod ah oo laga duubay ka hor inta uusan fulin weerarka oo ay baahisay Idaacada A-Andalus ee ku hadasha afka Al-Shabaab ayuu Saalax Badbaadow ...

Read More »

Cunsuriyadnimo: Axmed NAAJI Sacad oo Loo diiday Soomalinimo oo ka Ilmeeyay (Muuqaal)

maxresdefault

Fanaanka wayn ee Soomaaliyeed Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa ka Waramay Kooxo Soomaali ah oo ku nool magaalada London Kuwaasi oo kula dhaqmay Cunsurimo, Iyagoo ku sheegay inaanu Soomaali ahayn, Isagoona Arintaasi siwayn uga Xumaaday oo la Ilmeeyay. Ustaad Axmed Naaji Sacad oo la ogyahay heerka ay wadaniyada iy iyo dal jaceylkiisa gaadhay ayaa Arintaasi wuxuu ku Cabiray Suugaan, uu ...

Read More »

Booliska Kenya Oo Toogasho ku Dilay Dhalinyaro Somali ah

nnn

Hadal ka soo baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Boliska xalay toogasho ku dileen Labo nin oo Somali ah, kuwaasi oo la tilmaamay inay xubno ka yihiin  Burcad hubeysan oo lagu magacaabo (Super Power Gangs).   Ragga Soomaalida ayaa lagu dilay Xaafadda Eastleigh (Islii) ee magaalladda Nairobi, oo ay Jaalliyadda Soomaalida ku badan yihiin.   Boliska waxay kaloo soo ...

Read More »

Samantha Lewthwaite oo Booliiska Dalka Ingiriiska Ay warkeeda Cadeeyeen

Samantha-Lewthwaite

Afahayeenad U Hadashay Booliska Dawlada Ingiriiska Ayaa Sheegtay In Aysan Dalkeeda Ku Sugneyn Samantha Lewthwaite Oo Ah Haweyney British Ah Taasi Oo Xiriir La Leh Xarakada Al-Shabaab, Waxaana Ay Afahayeenada Ay Beenisay In Haweyneyda Lagu Naaneeso “Carmalada Cad” In Dhawaan Lagu Arkay Dalkaasi.   Afahayeenada U Hadashay Ciidamada Booliska Dowladda Ingiriiska Waxa Ay Sheegtay In Baaritaano Ay Sameeyeen Ka Dib  ...

Read More »

Doorashada Hoggaanka NUSOJ oo dib loo dhigay

DSC00479-150x150

Guddiga Madaxa ee Saxaafadda Soomaaliya ayaa shaaciyay in loo dhigay doorashadii Hoggaamiyaha Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo maalmihii la soo dhaafay ay qaban qaabadiisa ka socotay gudaha dalka iyo dibadda. Ismaaciil Sheekh Khaliif oo ka mid ah guddiga Saxaafadda Madaxa banaan ayaa Warbaahinta maanta u sheegay in doorashada lagu waday in ay dhacdo maalinta beri ah dib loo ...

Read More »