Maqaalo

Faallo:Maarayn la’aanta Siyaasadda Qaranka waxay sii fogeynaysaa baadigoobka Midnimadda.

FAALLO-2

Burburkii Dowladdii Kacaanka waxaa laga dhaxlay burbur saamayn ku yeeshay Qaranka Somalia, waxaana wada hoobtay Tiirarkii Dowladnimadda, Midnimadda, Nabadda, Horumarka iyo Danaha Qaranka. Waxaa soo if-baxay Siyaasad-kooxeed iyo mid Beeleed, wuxuuna Qabiil kasta isku arkay sidii  Aarka Somalia ee looga dambeeyo Talada iyo Masiirka Qaranka Somalia. Siyaasi kasta oo Tala-xume ah waxa uu Qabiilkiisa tusiyey Humaag Dowladeed iyo in Beelaha ...

Read More »

FAALLO: Madaxweynaha Puntland oo shaaciyey xogta dahsoon ee ku kalliftay saxiixa Heshiiska 4.5

MADAXWEYNE-GAAS

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa isbuucan muujiyey Debecsanaan Siyaasadeed, kadib, markii uu la kulmay Cadaadis kaga yimid Diplomaasiyiinta Caalamka iyo Dowladda Federalka, si uu u aqbalo in Nidaamka Doorashadda lagu saleeyo Awood-qeybiga 4.5 ee Somalia marjaca siyaasadeed u noqday 7-dii sanno ee ugu dambeysay. Madaxweyne Gaas waxa uu Galaangal-siyaasadeed u galay inuu ku dheganaado Aragtida uu ku ...

Read More »

Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com

Ku-Soo-dhawaaw

Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan

Read More »

Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico

Messi2-610x351

Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico Messi oo taariikh cusub ka dhigay Elclasico

Read More »

Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com

Ku-Soo-dhawaaw

Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan Ku Soo dhawaaw Wanleweyn.com Kadhigo Hoyga Warar Tayeeysan

Read More »