Maqaalo

ISIS oo Sheegatay Dilka Baadari Fransiis Ahaa

boliska france

Kooxda ISIS ayaa sheegatay in laba ruux oo iyaga katirsan ay dileen wadaad Masiixi ahaa oo ay ku weerareen kaniisad ku taalla Normandy, France, Talaadadii, markaas wadaadka masiixiga ah ay koxodaasi u qabsadeen laheyste ahaan ka hor inteysan middi ku dilin. Mareykanka, ayaa si weyn u cambaareeyay weerarjkaasi, iyadoo uu ugu uga tacsiyadeeyay qoyska iyo saaxiibbada Jacques Hamel. Afhayeen u ...

Read More »

Xog: Xildhibaan ka tirsanaa DFS oo fuliyey qaraxii Garoonka Aadan Cadde (Akhri warbixin)

saalax-badbaado

Ex-xildhibaan Saalax Badbaado oo horay uga tirsanaa Baarlamaankii KMG ahaa ee Somalia ayaa fuliyay mid ka mid ah weeraradii ismniidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan cadde sida ay caawa baahisay Al-shabaab. Fariin cod ah oo laga duubay ka hor inta uusan fulin weerarka oo ay baahisay Idaacada A-Andalus ee ku hadasha afka Al-Shabaab ayuu Saalax Badbaadow ...

Read More »

Arin naxdin leh: Wariyaasha Muqdisho oo ka sheekeynaya tacadiyada ay ku hayaan madaxda DFS

13835572_1062336040525217_2111656825_o

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa intabadan ay cabasho ka muujiyaan tacadiyo ay mararka qaar u gaystaan dadka gashan shaatiga Dowladda iyo weliba kuma AMISOM. Wariyaashu waxay kamid yihiin dadka kunool magaalada weliba kooda galaangalka badan, kuwaas meel walba oo wax ka dhacaan booqda. Wariyaasha wardoonayaasha ah ayaa cabasho ka muujiyey tacadiyadda ay kala kulmaan madaxda ...

Read More »

Warbixin: Waa kuma Cabdisalaan Dhiidhiiyow Kabtanka Kooxda Puntland…?

13620374_1749869505291678_5411711358141111454_n

  • Laacibka ugu fiicnaa koobka aya loo badinayaa inuu noqdo C/salaan Dhiidhiyoow Kabtanka Puntland oo ah Xidiga kaliya ee xitaa taageerayaasha kale ee kasoo horjeeda ay u sacabtumaan. • Sharciga wuxuu ahaa in Qof kasoo ciyaaray ama ka ciyaara hadaba Horyaalka Heerka kowaad ee Soomaaliya uusan ciyaari karin Koobka Maamul Goboleedyada. • Waxaa la sheegay in C/Salaan uu 2009 ...

Read More »

Somalia Supreme Court endorses result of NUSOJ election in Mogadishu

2016517635990893076898764Macallimuu_Xoghayaha_NUSOJ (2)

National Union of Somali Journalists (NUSOJ), has welcomed the decision by the Supreme Court of Somalia, endorsing the free and fair elections of NUSOJ Leaders on 17th May, at the Union’s General Assembly that was held in Mogadishu from 3rd to 17th of May 2016. As per the attached letter dated 20 July 2016, reference number 137/2016, the President of the ...

Read More »

One man’s terrorist is another man’s carpenter

as2

  What does a terrorist look like?  No such archetype exists of course, but you certainly wouldn’t figure somebody like Mohammed Abdi*. Yet the slight, middle-aged man with a neatly trimmed beard was until 18 months ago a member of the Somali jihadist group al-Shabab – albeit in its finance department. He joined willingly. The former shopkeeper heard a sermon ...

Read More »

Dalbashada ansaxinta Heshiiskii CEDAW waa khiyaamo Diimeed.W/Q: Sh Calinuur Axmad Xoogsade

sheekh Cali

Heshiiskan loo yaqaan  CEDAW ee la sheegay in lagu sugayo xuuquuqda Dumarka  waxa uu ka mid yahay  heshiisyo  fara badan oo la sheego inay calami yihin kuwaasoo  halqabsi  looga dhigo ereyo la soo naashnaashay   oo ula jeedada tahay  in wax magaradku la moodsiiyo  wax wanaagsan  inay yihiin  kuwaasoo badankood ah kuwa khilaafsan Diinta waxna u dhimaya dhaqanka suuban ee umada. ...

Read More »

Dagaalyahano ka Tirsan Xarakada Alshaab oo La wareegay Deegaano Hoosataga Buula Burde

allggg

Wararka laga helayo Degmada Buulo-burde ayaa shaagaya in Dagaal yahano ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay markale dib ula wareegeen Degaanka Yasooman oo hoostaga Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka Soomaaliya. Dadka Degaanka qaarkood ayaa sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay hanteen gacan ku heynta Degaanka Yasooman kadib markii Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay isaga baxeen Degaankaasi. ...

Read More »

Shirkadda HP Oo Soo Saartay Laptop ka Dunida Ugu Khafiifsan

hp-laptop-spectre

Shirkadda caalamiga ah ee HP ayaa shir tiknoolajiyadda la xidhiidha oo horraantii bishii aynu soo dhaafnAy ee Abriil ka dhacay magaalada Versailles ee dalka Faransiiska waxa ay ku soo bandhigtay Kombiyuutarkii ugu casrisanaa ee ay samaysay oo ah nooca ballaca muraayaddiisu tahay 13.3 Inch oo ay shirkaddu u bixisay Spectre. Kombiyuutarkan oo u samaysan qaab laga soo dhegtay shandadaha iyo ...

Read More »