Dhacdooyinka Caalamka

Daladda SOSENSA oo Dalbatey in Xoriyadooda dib loogu soo celiyo Wariyayaasha TV-ga Universal Warsaxaafadeed

SOSCENSA waa Dalladda matasha Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Soomaaliya, xiriir wadashaqeyneedna uu kala dhexeeyo qeybaha kale ee bulshada Rayidka dalka. SOSCENSA waxay si toos ah u meteshaa; dalladaha bulshada rayidka ah, ururrada xirfadleyda Soomaaliyeed, dalladaha waxbarashada, ururweynaha isutagga Shaqaalaha Soomaaliyeed, iskaashatooyinka, qeyba ka tirsan saxaafadda madaxa bannaan, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha, hay’adda culummada Soomaaliyeed iyo odoyaasha dhaqanka. SOSCENSA waxay ...

Read More »

Sacdiyo Maxamuud Calas oo Deeq Lacageed soo gaarsisey Hooyo Nadiifo si Maalmo yar Keliyaheeda loogu Sifeeyo

Aan u Gurmano si ay u sii Noolaato Hooyo Nadiifo    Nadiifo Cali Hilowle waa Xaas ,5-caruur heysata hada kuna nool Kaam ku yaala magaalada Muqdishu. Hooyo Nadiifo Cali Hilowle ayaa la liidato cudurka  Kelyaha ku dhaca oo u baahan in mar walba la dhaqo ama la sifeeyo Kiliyaha si ay u istaagin,hadii aan la dhaqina waa ay barbarareysa ka ...

Read More »

Maalmahaygii Gaalkacyo Magaalo Kala Oodan!

Waxay ahayd markii iigu horaysey ee aan tago Magaalada Gaalkacyo, waxaan maqal ahaan ku haystay iney Magaaladu u kala qaybsan tahay laba Maamul oo siyaasad ahaan isku diidan laakiin xirrirka arimaha bulshadu ka dhexeeyo, waxaan Garoonka Diyaaradaha oo ay Puntlnd maamusho ka degey qiyaastii 2-dii Duhurnimo, waxaan qaatay Taxi, waxaan ku wargeliyey wax ka dib wadaihii Taxi-ga in aan rabo ...

Read More »

Aqoonyahano Madaxbanaan oo soo saarey Talo so Jeedin ku aadan Qaabka ugu Haboon ee loo qaban karo Doorasho Sannadka 2016-ka

Kulan ay Gogoshiisu lahayd Dalladda Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koonfurta iyo Bartamaha ee Soomaaliya (SOSCENSA) ayna ka qayb galeen Aqoonyahano, Xisbiyada Siyaasada, Bulshada Rayidka, Haween,, Ganacsato  Siyaasiyiin iyo Dhalinyaro ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho, waxaana Kulankaa looga Hadley qaabka ugu haboon ee loo qaban karo Doorasho Sannadka 2016 .   Kulankaan oo ay Shir Gudoominayeen  Aqoonyahano Madaxbanaan oo kala  ...

Read More »

Daawo Sawirada’’ Tirada dhimashada iyo dhaawaca Xujeyda oo sii kordheyso iyo Saraakiisha oo sheegay.

Waxaa sara kacay tirada Xujeydii maanta ku geeriyootay Xajka, waxaana la tilmaamayaa in dadka geeriyooday ay hadda marayaan 717 Xujeyn ah. Saraakiisha Caafimaadka oo ka warbixiyay Tirada dhaawaca ayaa sidoo kale sheegay in dhaawaca uu ka badan yahay ilaa 800 xujey ah oo u badan dad da’ ah iyo dhalinyaro. Dhimashada ayaa Bilowgii hore gaarsiisneyd 450, iyadoona markii danbe ay ...

Read More »

Faah Faahino kasoo baxaya Weerarkii Ismiidaaminta ee ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar ismiidaamin gaari loo adeegsaday oo Maqribnimadii caawa ka dhacay bar koontarool oo laga galo Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa la sheegayaa in lagu fuliyay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu watay ruux naftiis hore ah, waxaana gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu dhuftay Koontaroolka laga galo Madaxtooyada halkaas ...

Read More »

SAWIRO Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Xubno Bulshada Ka Tirsan Kula Kulmay Xaafadaha Gaalkacyo Qaarkood

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta booqasho ku tagay xaafadda Dahraan ee magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan xaafadaasi. Suldaan C/nuur Sheekh Muuse iyo Ugaas C/casiis Axmed Cilmi oo ku hadlayey magaca dadka deegaanka ...

Read More »

Ciidamada Jabuuti oo badalay Ciidamadii Burundi ee ku sugnaa Degmada Jalalaqsi

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ayaa shalay si buuxda ula wareegay gacan ku heynta iyo amaanka Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan,waxa ayna ciidamadan badaleen Ciidamo kasocday dalka Burundi oo halkaasi horey ugu sugnaa. Munaasabad ay Ciidamada Jabuuti kula wareegayeen amaanka Degmada Jalalaqsi ayaa waxaa ka qeyb galay taliyaha ugu sareeya Ciidamada Dalka Jabuuti Jeneraal Sakariye Sheekh Ibraahim iyo Gudoomiyaha ...

Read More »

Barnaamij loogu Magacdarey DHAXAL REEB oo lagu Ururinayo Taariihda Isboortiga Soomaaliyeed oo la Daah Furey

Waxaa looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho Barnaamij loogu magac daray DHAXALREEB oo hadafkiisu yahay Ururinta, Keydinta iyio Qorista taariikhda Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan isboortiga Soomaliyeed Fikirka barnaamijka waxaa iska leh Idaacadda GoolFM, waxaase ka qayb qaadanaya Bahda Isboortiga,Hayada  CRD iyo Saxaafadda qaybaheeda kala duwan . Munaasabadii lagu Daahfurayey Barnaamijkaan oo ka dhacdey Xarunta Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa Ugu Horeyntii Waxaa halkaa ...

Read More »

WARBIXIN Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)

Dhowr Qof oo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed  oo isugu yimid   Goob Shaaha laga Cabo ayaa mid ka mid ah waxaa uu la soo boodey “ Walaalayaal Wasiirada  Xukuumadda Cumar Cabdirashiid  ma laha miyaa Wasaarado ay  ku shaqeeyaan”  intii kale ayaa  Warka  Saaxiibkood ka soo yeerey la yaabey oo yiri “Maxay Wasaarado u lahaan waayeen” markaasuu ku celiyey “ u ...

Read More »