Dhacdooyinka Caalamka

Madaxweynaha Somaliya oo loo Gudbiyey Dacwad ka dhan ah Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka Somaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dacwad ka dhacn ah Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Fderaalka oo u gudbiyey Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Dacwadda laga Gudbiyey Wasaaradda ayaa ah sida ay u wajaheyso Hannaanka maamul u sameynta labada gobol oo si weyn ay ugu Caroodoon Talaabaddii ...

Read More »

War Kooban oo ku saabsan Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

  Waxaa si weyn Shacabka labada Gobol is ku weydiinayaa Hakadka oo ku jira Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,oo Muddo badan la sugaayey in uu dhamaato,hase yeeshee Caqabadda heysato ay tahay Wasaaradda Arimaha Gudaha oo wax walbo isku koobtay. Guud ahaan Marka la eego Magaalada Jowhar kama dareemeysid in uu shir socdo.Marka uu yimaado Wasiirka Arimaha Gudaha ...

Read More »

Daawo Sawirada” Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido oo lasoo Afjaray iyo Meydad laga soo saaray Dhismaha Baarka la weeraray

Ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababarn ee Gaashaan ayaa xalay xili dambe soo afjaray Weerarkii dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ku qaadeen Baar kuyaala xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Dagaal ka socday Dhismaha Baar kuyaala xeebta Liido in ka badan 10-saacadood ayey uu ugu dambeyn Ciidanka Nabad Sugida ku guuleesteen in ay soo afjaraan Weerarka, ...

Read More »

Weerarkii ka dhacay Xeebta Liido oo lasoo Afjaray iyo Meydad laga soo saarayo Dhismaha Baarka la weeraray

Ciidamada Dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababarn ee Gaashaan ayaa xalay xili dambe soo afjaray Weerarkii dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab ku qaadeen Baar kuyaala xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho. Dagaal ka socday Dhismaha Baar kuyaala xeebta Liido in ka badan 10-saacadood ayey uu ugu dambeyn Ciidanka Nabad Sugida ku guuleesteen in ay soo afjaraan Weerarka, ...

Read More »

NISA oo sheegtay in ay qabteen hogaamiyihii weerarka iyo Al Shabaab oo sheegtay Weerarkii Liido

War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weeraro khasaara badan dhaliyay oo habeennimada jimcaha ah 21 January-2016 ka dhacay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka xarakada ayaa baahisay in Al Shabaab mas’uul ka ahaayeen weerarka islamarkaana ay qaraxyo ku weerareen Hoteelka Bech View iyo Liido Sea Food ee Xeebta Liido. “Ciidamo ...

Read More »

Shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Go’amo laga soo saarayo Maanta

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho Dib ugu furmay shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Maalmahaan Dib u dhac ku jiray. Waxaa la filayaa Maanta in shirarkii socday laga soo saaro Go’aano ay ka mid yihiin in mas’uuliyiinta ay dib ugu laabtaan Goboladii ay ka yimaadeen si Wadatashi labaad ay u soo sameeyeen Maadaama Qodobo ah in Xildhibaanada lagu soo xulo 4.5 ...

Read More »

Dagaal Culus oo xiligan ka soconaya qeybo kamid ah Magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xiligan dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed uu kasooconayo Xaafada Howl-Wadaag . Dagaalka ayaa saakay ka qarxay Xaafada Howl-Wadaag ee Magaalada Baladweyne, waxaana dhinacyada dagaalamaya ay isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan. Ciidamada AMISOM iyo waxgaradka Magaalada Baladweyne ayaa ku hoolan sidii dagaalka kasocda Magaalada Baladweyne ...

Read More »

Wariye Cabdinaasir Xirsi Iidle oo Dhaawac ka soo gaarey markii Gaari uu Jiirey

Wariye Cabdinaasir Xirsi Iidle oo Dhaawac ka soo gaarey markii Gaari uu Jiirey Waxaa Saakey Gaari uu jiirey Saaxiibkey Wariye Qoraa Sare Cabdinaasir Xirsi Iidle mar uu ka soo Baxay Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho si uu u gooyo Wadada hase yeehee Markiiba waa uu Miyir Doorsoomey, waxaana u soo gurmadey ardeyda Jaamacada SIU kuwaa ula Cararey Isbitaalkii ugu dhawaa, ...

Read More »

Premier Bank oo soo kordhiyay adeeg qurbe joogta u gaar ah

Premeir Bank ayaa maanta daah-furay adeegyo banki oo u gooni ah qurbe-joogta Soomaaliyeed iyada oo arinkaasi lagu faahfaahiyay shir jaraa’id oo madaxa Operations-ka Banakigu, Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed maanta ku qabtay xarunta dhexe ee bankiga oo ku taal magaalaada Muqdisho. Addegyadan oo hadda laga bilaabay dalalka Maraykanka, Kenya iyo Ingiriiska, kuna sii baahi doona dalal kale dhawaan, ayaa u ogolaanaya ...

Read More »

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta Dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kawada tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya uu ka dhacay Isgooska Howl-Wadaag ee Magaalada Muqdisho, waxaana dagaalkaasi ka dhashay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob jooge ku sugnaa Isgooska Howl-Wadaag ayaa sheegay in ciidamado kawada tirsan Dowlada ay isqabteen uuna halkaasi ku dhax maray dagaal socday ku dhawaad nus saac, waxa uuna dagaalka markii dambe ...

Read More »