Dhacdooyinka Caalamka

Wafdi uu hogaaminaayo Danjiraha IGAD ee Somaliya oo gaaray Baledweyne+ ujeedada

Afey2

Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa lagu soo waramayaa in manta uu gaaray Wafdi uu hogaaminaayo Wakiilka IGAD u qaabilsan arimaha Somaliya Maxamed Cabdi Afey. Wafdigaan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baledweyne ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, Saraakiisha ciidamada Amisom iyo qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka. Xubnaha Wafdiga ayaa sheegay ujeedka ay u ...

Read More »

Marka Aad Gelayso Imtixaanka Waraysiga Ah Ee Shaqada Iska Ilaali Qaladaadkaan

imtixaanka.-wareysiga-ahjpg

Is bedellada dhaqaale ee waaweyn ee saameeyey dhammaan daafaha dunida,  tiknoolajiyadda sida xawaaraha ah u sii horumaraysa, marar badanna bedelaysa tamartii iyo shaqadii aadamaha looga baahan jiray iyo nolosha qaaliga ah ee meel kasta ka jirtaa waxa ay aad kor ugu qaadeen tirada dadka shaqo doonka ah. Sidaa awgeed qofka meel ama xafiis shaqo ka codsadaa waxa uu ku qasban ...

Read More »

Turkiga oo Galay Khilaaf siyaasadeed oo Aad u Dag

Erdogan-Davugtoglu-170x114

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Ahmet  Davutoglu oo ka wada tirsan Xisbiga talada haya ee AK Party ayaa waxaa soo kala dhex galay khilaaf xoogan, iyadoo dalka Turkiga uu galay khilaaf siyaasadeed. Khilaafkan siyaasadeed ee uu galay dalka Turkiga ayaa saameyn weyn ku yeeshay xisbiga talada haya, iyadoo bishan uu Xisbiga AK uu dooran doono hogaan cusub. ...

Read More »

Daawo:Magaalada Baraawe oo la ilmeyneysa uur Ku Taallo koonfur Galbeed ay ku Reebtay

baraawe

magaalada Baraawe oo ah caasimada magac u yaalka ah ee koonfur galbeed ayaa la ilmeyneysa Dhibaatooyin Dhowr ah oo is biirbiirsatay caruurta degmada ayaa la la il daran cuduro kala duwan maamulka degmada baraawe iyo shacabka baraawe ayaa la yaaban hadalka aan carabka dhaafsaneen ee maamulka koonfur galbeed ay mar walba ku celceliyaan ee ah in caasimad ay u tahay maamulka koonfur ...

Read More »

Daawo:Gudoomiyihii Hore Ee Gobalka Hiiraan oo Baladweyne Gaaray ? maxaase ka jira in uu sheegtay in uu yahay Gudoomiyaha Sharciga Ee Baladweyne?

Daawo gud

cabdifataax xasan afrax oo ahaa gudoomiyihii Hore ee gobalka hiiraan ayaa gaaray baladweyne waxaana si weyn u soo dhaweeyay wax garad ka soo jeeda Baladweyne wararka ayaa sheegaya in gudoomiyuhu uu sheegtay in u yahay Gudoomiyha sharciga ee gobalka hiiraan wararka ayaa intaas ku daraya in macalin ka mid aha macalimiinta iskuulaadka baladweyne xalay lagu dilay magaaladaasi Daawo muuqaalka

Read More »

Booliska Soomaaliya oo howlgallo ballaaran ka wada Magaalada Muqdisho

A11-620x264-150x150

Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ballaran oo amaanka lagu xaqiijinayo waxaa ay ka wadaan Xafadaha kala duwan ee Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Howlgalladan ayaa Ciidamada Booliska waxey ka wadaan Xaafadaha Soona key, Siigaale iyo Taleex ee Degmada Hodan, iyadoona lagu soo qab qabtay tobanaan Ruux oo Dhalinyaro u badan. Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Hodan, Xuseen Sheekh Maxamed oo la ...

Read More »

Sucuudiga oo Saldhig Milatari ka dhisanaya Jabuuti

mel-Jabuuti-400x200

Tartanka Awoodeed ee Gobolka una dhaxeeya Dalalka Sucuudiga iyo Iiraan ayaa mar kale soo shaacbaxay iyada oo Dowladda Sucuudiga ay sheegtay in ay Sladhig Milatari ka dhisaneyso Dalka Jabuuti. Jabuuti waa goob ay hadda aad ugu badanayaan Saldhigyada Milatariga,waxaana Saldhigyo Milatari ku leh Waddamada Faransiiska,Mareykanka, Shiinaha,waxaana ku soo biiray Sucuudiga. Danjiraha Dowladda Jabuuti u fadhiya Riyaad,Dhia-Eddin Bamakhrama, ayaa sheegay in ...

Read More »

Tirada Beelaha ka baxay Shirka ka socda Jowhar oo sii kordhay.

Tan iyo wixii ka danbeeyey Markii Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo furay Shirka Maamulka loogu sameenayo Beelaha dega Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe,waxaa Magaalada Jowhar soo gaaray Marti badan oo ka qeybgashay Furiraanka Shirka,wixii markaasi ka danbeeyey waxaa gaabis ku jiray Shirka laga furay Jowhar. Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa waxa ay soo saartay Tirada Odoyaasha soo Xulaya Ergada ...

Read More »