Dhacdooyinka Caalamka

Somaliland oo ka jawaabtay codsigii Turkiga ee ku saabsanaa shaqo ka joojinta Heyadda Nile Academy

turr_4

Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay codsi rasmi ah oo maammulkiisa uga yimid dowlada Turkiga kaasoo ahaa iney shaqada ka joojiyaan heyadda Nile Acedamy. Qunsulka Turkiga u fadhiya Somaliland ayaa dhowaan sheegay in heyadan uu leeyahay wadaad ku nool dalka Maraykanka oo la yiraahdo Fathulah Gullen kaasoo uu xusay inuu ka dambeeyey afgembigii dhicisoobay ee ...

Read More »

2 Killed in Shooting at US Nightclub

shoting

At least one person has been detained after a shooting at a nightclub in the southeastern U.S. state of Florida that has left two people dead. Officials say at least 14 people were wounded – some seriously – in the incident early Monday outside Club Blu in Fort Myers, located on the state’s Gulf Coast. Police said in a statement ...

Read More »

Liberia Celebrates 169 Years of Independence

liberia

Liberia celebrates 169 years of independence Tuesday. Some Liberians say there is little to celebrate in the face of economic difficulties. But Liberia’s ambassador to the United States, Jeremiah Sulunteh, said while there are some challenges, the country has made remarkable progress under President Ellen Johnson Sirleaf. “This year, we are celebrating our independence with the theme: ‘Consolidating Progress Toward ...

Read More »

Arin naxdin leh: Wariyaasha Muqdisho oo ka sheekeynaya tacadiyada ay ku hayaan madaxda DFS

13835572_1062336040525217_2111656825_o

Bulshada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa intabadan ay cabasho ka muujiyaan tacadiyo ay mararka qaar u gaystaan dadka gashan shaatiga Dowladda iyo weliba kuma AMISOM. Wariyaashu waxay kamid yihiin dadka kunool magaalada weliba kooda galaangalka badan, kuwaas meel walba oo wax ka dhacaan booqda. Wariyaasha wardoonayaasha ah ayaa cabasho ka muujiyey tacadiyadda ay kala kulmaan madaxda ...

Read More »

Xildhibaan sheegay in Ethiopian-ka lagala xisaabtamayo Xasuuqa ay ka geysteen Gobolka Baay

Ciidamada-Soomaaliya-iyo-Ethiopia-oo-deegaanno-cusub-gobolka-Baay-qabsadey-696x463

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Cali oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia ay dhibaato xoogan ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Koofur Galbeed. Mudane Cabdiqaadir Maxamed Cali ayaa xusay in dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Ciidamada Ethiopia ay dad rayid ah ...

Read More »

dhacdo naxdin leh oo ka dhacday Kenya kadib markii Haweenay ay gubtay…..

38cb6a5941d2e5cde60c

Haweeneey ka tirsan ciidamada booliska deegaanka Homa Bay dalka Kenya ayaa kaga yaabisay dad badan ka dib markey goaansatay in ay dab qabadsiiso iyada iyo labadeedii carruur. Constable Judith Gallant ayaa la sheegay in ay isku qufushay iyada iyo caruurta gurigooda halkaaso ay isku daadisay petrol ka dibna dab is qabadsiisay abarahii 4 saac subaxnimo manta . Dadaalka la isku ...

Read More »

Cunsuriyadnimo: Axmed NAAJI Sacad oo Loo diiday Soomalinimo oo ka Ilmeeyay (Muuqaal)

maxresdefault

Fanaanka wayn ee Soomaaliyeed Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa ka Waramay Kooxo Soomaali ah oo ku nool magaalada London Kuwaasi oo kula dhaqmay Cunsurimo, Iyagoo ku sheegay inaanu Soomaali ahayn, Isagoona Arintaasi siwayn uga Xumaaday oo la Ilmeeyay. Ustaad Axmed Naaji Sacad oo la ogyahay heerka ay wadaniyada iy iyo dal jaceylkiisa gaadhay ayaa Arintaasi wuxuu ku Cabiray Suugaan, uu ...

Read More »

One man’s terrorist is another man’s carpenter

as2

  What does a terrorist look like?  No such archetype exists of course, but you certainly wouldn’t figure somebody like Mohammed Abdi*. Yet the slight, middle-aged man with a neatly trimmed beard was until 18 months ago a member of the Somali jihadist group al-Shabab – albeit in its finance department. He joined willingly. The former shopkeeper heard a sermon ...

Read More »

DEG DEG: Madaxweynaha Turkiga Ordogan Oo Dil ka Bad badey Iyo Ilaaladisi Oo U kala Diray….

orrrr

Warbixin ka Hadlaysa Sida uu madaxweynaha Turkiga Uga Bad baadey Dil Qorshaysnaa Inay Ku Filyaan Kooxdii dalkaasi la wareegtey Oo Doonayey Inay Dilaan madaxweynaha Turkiga. Saraakiishaan, ayaa waxaa loo kaxeeyay Gobolka Aegean, iyadoona lagu xiray xabsi ku yaala Magaalada Izmir, waxaana la bilaabay baaritaano wax looga weydiinaayo Saraakiishii kale ee weerarka ku wehlineysay. Serkan Elci oo ka mid ah Saraakiisha ...

Read More »

Sawiro farxadleh: Madaxweynaha Marykanka oo aqalka cad ku qaabilay boqolaal Muslimiin ah

musli_1

  Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama, ayaa aqalka cad ee looga arimiyo dalka Mareykanka kusoo dhaweeyya munaasabad lagu weyneenayay Ciidul Fidrigana ugu sameeyay dad Muslimiin ah oo ka kala yimid gobolada dalka Mareykanka. Obama ayaa ugu tala galay Munaasabadan in uu dadka Muslimiinta ah ee kunool dalka Mareykanka kula wadaago farxadii munaasabada ciidul Fidriga ee laga soo guday, waxa uuna ...

Read More »