Dhacdooyinka Caalamka

Daawo Sawirada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar shaqo oo 8 cisho qaatay oo uu ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey xubno ka tirsan golayaasha dowladda, waxgarad, aqoonyahanno, cuqaal iyo ...

Read More »

Daawo Sawiro: Ciidamda Amison oo Xaqiijiyay Amniga Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Baydhabo

Sida wararka nagu soo gaaray waxaa howlgal lagu sugayo amniga wadadad isku xirta magalada Muqdisho iyo Baydhabo halkaas ka bilabay ciidamo ka socda Amison gaar ahaan kuwa Itoobiya oo kamid ciidamda nabada ilaalinta u jooga Soomaliya. Dadku ku dhaqan inta u dhaxeeysa Muqdisho iyo Baydhabo ayaa arkay ciidamo wata baabur aad u fara badan kuwaas oo ku sugnaa wadada si ...

Read More »

Guddoomiyaha iyo kuxigeenka Gaalkacyo oo la doortey – Sawiro

Golaha deegaanka Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay duqa degmada Gaalkacayo iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo kala ah Cabdicasiis Maxamed Guuleed (Nugaal) oo loo doortey duqa degmada Gaalkacayo halka ku xigeenkiisana loo doortay Yacquub Maxamed Cabdalla ka mid ahaa suxufiyiinta muddo ka hawl geli jirey Soomaaliya. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka soo talo bixiya hay’adaha caalamiga

Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan Maxamed Xirsi.  Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga dalka, wada shaqaynta Xukuumadda iyo Hay’adaha caalamiga ah, iyo safarka Ra’isul wasaaraha uu ku tegay magaalada Kismaayo. Markii uu soo idlaaday kulanka golaha Wasiiradda waxaa warbaahinta ...

Read More »

Golahii Deegaanka ee Gaalkacyo oo la dhisay{Daawo Sawirada }

Waxaa shalay gelinkii danbe xarunta Madaxtooyada Gaalkacyo lagu dhaariyey Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka ee Gaalkacyo oo in muddo ah murran ka taagnaa. Waxaa si rasmi ah loo dhaariyey 25 xildhibaan oo kamid ah 27ka xubnood ee golaha deegaanka ee Gaalkacyo, waxaana lagu wadaa inay maalmaha soo socda ay doortaan guddoomiyaha golahaasi iyo kuxigeenadiisa Daawo Sawirada  

Read More »

Jaaliyada Somaliya ee Taliyaaniga oo sagootin aan caadi eheen u sameewyay PROF Jawaari Daawo sawirad

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Talyaaniga ayaa xalay magaalada Rome kulan kula qaatay Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Talyaaniga. Kulankan oo ka dhacay hotel ku dhow dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Rome ayaa waxaa kasoo qeybgalay Jaalliyadda Soomaaliyeed oo iyagu ka kala yimid gobollada kala duwan ee Dalkan ...

Read More »

Daawo Sawirada Tirada iyo Tayada ciidanka Axmad Madoobe iyo Risulwasaaraha oo ka argagaxay tirada ciidankaasi!

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa shalay ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra’iisul Wasaaruhu u jeediyay dardaaran. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa booqashadiisan ku wehliyay xubno ka tirsan golaha Wasiirada iyo golaha Baarlamaanka, Safiiro iyo Saraakiil ka socotay AMISOM iyo maamulka Jubba, waxaana ciidankan loo tababarayaa sidii ay uga ...

Read More »

Daawo Sawirada Carwo Dhaqmeed iyo Bandhig Cajiib ah oo ku saabsan Dhaqanka oo Dhalinyaro Soomaaliyeed ku qabteen

Barmaamij ku saabsan dhaqan soo bandhigit ama carwo dhaqamadeed {caado dhaqameed} ayaa ka dhacay Jamacada MultiMedia University (MMU) ee ku taal xaafadada Cyper Jaya ee Kuala Lumur ee wadanka Malaysia, Bandhigan waxaana si wayn u soo abuuley Ururweynaha Ardayda Somaliyed ee Malaysia ee loo soo gaabiyo SSSM ee uu horkacayay gudoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed Malaysia Mudane Abdulahi Sultan, waxaana ka soo qayb ...

Read More »

Ogeysiis Muhiim ah

Ogeysiis Isku aadka Kooxaha Futsalka: Maalintii axada aheyd waxa la sameeyay Isku aadkii Koobka qaboobaha ee Futsalka, kaasoo sanadkiiba mar la qabto xiligaan oo kale. sanadkaan waxa uu ka duwan yahay sanadihii hore marka aad u fiiriso Awooda kooxaha oo ah mid aan sahlaneyn iyo goobta lagu qabanayo oo ah goob aad u weyn oo eeyna kasoo qeyb kali karaaan ...

Read More »