Ciyaaraha

Barcelona oo ku guulaysatay Super Cupka dalka Spanish

222

Barcelona ayaa ku guulaysatay koobka Spanish Super Cupka kadib markii ay kooxda Sevilla celcelis ahaan ku garaacday 5:0. Kulankii Camp Nou ka dhacay ayay Barcelona guul ku gaadhay 3:0 halka kulankii lugta hore ay Sevilla ku soo garaacday 2:0. Arda Turan ayaa kulankan laba gool ka dhaliyay halka Lionel Messi uu goolka saddexaad dhaliyay isla markaana uu Arda Turan ka ...

Read More »

Tababaraha Barcelona Ee Luis Enrique oo ka hadlay in goolhaye Bravo uu ku biiro Man city

bravo

Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa qabtay shirkiisa jaraa’id ee ka horeeya kulanka lugta labaad ee Supercopa de Espana, waxayna Barcelona kulankan Camp Nou iskeenaysaa iyada oo faa’iido u haysata 2:0 ay Sevilla gurigeeda ugu soo awood sheegatay. Luis Enrique ayaa wax laga waydiiyay mustaqbalka Claudio Bravo oo si xoogan loola xidhiidhinayo Manchester City isla markaana la sheegay in uu ...

Read More »

Ricardo Kaka oo amaan ugu qubeeyey CR7

kaka

Xidigii hore Real Madrid Ricardo Kaka ayaa shaaca ka qaaday inuu la yaabay Dhiirogalinta iyo awoodda uu Cristiano Ronaldo ku ilaaliyo hormarkiisa. 31-jirkaan heerka caalami ayaa sanadba sanadka ka dambeeya ku talaabsanaya hormar weyn wuxuuna sanadkaan koobka Euro 2016 gula guuleystay dalkiisa Portugal markii ay finalkii ku garaaceen France ciyaar ka dhacday Stade de France, sidoo kalan bishii May ee sanadkaan wuxuu ...

Read More »

Kaalintee ayey Soomaliya ka gashay Ciyaaraha Olombikada ee Haweenka

orodkaada

Orodyahanadda Soomaaliyeed Maryan Nuux Muuse oo ahayd gabadha qura ee Soomaaliya uga qeyb galeysa ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku hartay wareegii koowaad ee tartanka 400 Mitir,iyadoo noqotay gabadha ka gashay tartanka kaalinta ugu dambeysa. Dadka Soomaaliyeed ayaa wada eegayay tartanka oo ahaa mid aad u adag oo ay la safnaayeen orodyahanno heer caalami ah, waxayna ka gashay kaalinta 8aad ugu ...

Read More »

Real Madrid oo ku guulaysatay Koobka Super Cup-ka Yurub (Sawirro)

Koobka

Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka Super Cup-ka yurub kadib markii ay 3-2 ugu awood sheegatay dhigeeda Sevilla. 21 daqiiqo da’yarka reer Spain ee Marco Asensio ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Real Madrid kadib markii uu shuud xoogan daba mariyay goolhayaha Sevilla, wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-0. 41 daqiiqo  Franco Vazquez ayaa u soo barbareeyay kooxda Sevilla kadib markii uu ka ...

Read More »

Andre Gomes: Cr7 ayaa iigu hambalyeeyey ku biiristayda Barcelona

Barcelona-unveil-new-signing-Andre-Gomes

Saxiixa cusub ee Barcelona Andre Gomes ayaa shaaca ka qaaday in Cristiano Ronaldo uu ugu hambalyeeyay ku biiristiisa kooxda ay sida aadka ah u xafiiltamaan Real Madrid. Gomes ayaa lagu waramayay inuu qarka u saarnaa inuu ku biiro Madrid ka hor inta uusan ku biirin Barcelona kuwaasoo bixiyay lacagtii 65ta milyan euro ee ay Valencia dooneysay, sidaasi oo ay tahay ...

Read More »

Al Shabaab: 27 Askar iyo Saraakiil ah oo Katirsan QM iyo AMISOM ayaan Ku Dilnay Qaraxyadii Xerada Xalane

xalane1

War rasmi ah oo goordhow kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayaa lagu faah faahiyay khasaarihii xooganaa ee ka dhashay qaraxyo lagu bartilmaameedsaday saldhigga Xalane. Idaacadda Islaamiga Andalus ee Afka xarakada ku hadasha ayaa baahisay war ay kasoo xiganayso Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada XSHM. Al Shabaab waxay sheegtay in 27 askar iyo saraakiil ah oo katirsan Ciidamada Q.Midoobe iyo ...

Read More »

Carlos Tevez ”Chelsea & Napoli Ayaa I Raba Laakiin Waan Iska Diiday Si Aan Argentina U Sii Joogo”

carlos-tevez-argentina_3470611-620x349

Carlos Tevez ayaa sheegay inuu iska diiday xiiso ay u soo bandhigtay Chelsea xagaagan si uu waayihiisa ciyaareed ugu dhameysto Boca Juniors. Weeraryahanka reer Argentina ayaa sheegay in Chelsea iyo kooxda Talyaaniga ee Napoli inay doonayaan inay ku celiyaan Euro halkaasoo uu sagaal sanno kula qaatay West Ham, labada kooxood ee Manchester iyo kooxdii Antonio Conte ee Juventus. Tevez ayaa ...

Read More »

Warbixin: Waa kuma Cabdisalaan Dhiidhiiyow Kabtanka Kooxda Puntland…?

13620374_1749869505291678_5411711358141111454_n

  • Laacibka ugu fiicnaa koobka aya loo badinayaa inuu noqdo C/salaan Dhiidhiyoow Kabtanka Puntland oo ah Xidiga kaliya ee xitaa taageerayaasha kale ee kasoo horjeeda ay u sacabtumaan. • Sharciga wuxuu ahaa in Qof kasoo ciyaaray ama ka ciyaara hadaba Horyaalka Heerka kowaad ee Soomaaliya uusan ciyaari karin Koobka Maamul Goboleedyada. • Waxaa la sheegay in C/Salaan uu 2009 ...

Read More »