Ciyaaraha

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa kusoo biirtay hardanka logu jiro Diego Godin.

koox

United-ka ayaa dagaal adag kala kulmi doonta Kooxaha Magaalada London ee Arsenal iyo Chelsea ku waas oo sidoo kale qayb ka ah xiisaha adeega Cayaariyahan Godin. Sida ay ogaatay Jariirada Sunday People, Kooxda ku Ciyaarta garoonka Old Trafford ayaa sidoo kale wadahadalo kula Jirta daafaca dhexe ee Kooxda Southampton United Jose Fonte, kaasi oo la heli karo dhamaadka xagaagan. Manchester ...

Read More »

Wax ka Ogow:Isku aadka Champions League-ga oo dhacay

kob

Isku aadka koobka horyaaladda Yurub ee Champions League-ga ayaa lagu soo gabgabeeyay magaalada Lyon , waxaa ka qyab galay 16 kooxood oo sidan isugu aaday Leicester iyo Sevilla PSG iyo Barca Bayer Leverkusen iyo Atletico Madrid Porto iyo Juventus Arsenal iyo Bayern Munich Benfica iyo Borussia Dortmund Real Madrid iyo Napoli Man City iyo Monaco

Read More »

Carlos Bacca oo qayb ka noqon doona Weerarka Kooxda Arsenal

hh

Sida ay baahisay Jariirada The Sun, Kooxda Arsenal ayaa talaabo kale u qaadi doonta Weeriryahanka Kooxda AC Milan Carlos Bacca, ka hor bisha Janaayo. Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Colombia Carlos Bacca ayaa waayo xun ku qaadanaya Kooxdiisa Milaano, tan iyo markii qiimo dhan € 30-million uu kaga soo tagay Kooxda Magaalo Xeebeedka gobolka Savillia ka dhasin ee Sevilla. Tababaraha ...

Read More »

Jesse Lingard oo ka hayaamayo kooxda Man United, Maxeey tahay sababta.

dd

Weeraryahanka kooxda Man United Jesse Lingard ayaan diidan  inuu heshiis cusub u saxiixo kooxda Man United, waxana uu doonayaa inuu maro wadadii Welbeck oo uu isaga tago United. 23 sano jirkaan ayaa loo soo bandhigay heshii shan sano ah oo uu isbuucoo Old Trafford uga qaadanayo £60,000, waxayna la micno tahay in qandaraaskiisa loo labo jibaari doono. Laakiin Mirror ayaa daaha ka ...

Read More »

Wenger oo sheegay Alexis Sanchez uu hada helay booskiisa saxda ee Arsenal

STRATFORD, ENGLAND - DECEMBER 03:  Alexis Sanchez of Arsenal during the Premier League match between West Ham United and Arsenal at London Stadium on December 3, 2016 in Stratford, England.  (Photo by Stuart MacFarlane/Arsenal FC via Getty Images)

Hogaamiyaha Kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aad ula dhacsan qaab Ciyaareedka Alexis Sanchez, kaddib guushii West Ham. Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Alexis Sanchez ayaa goolasha lo yaqaano sedexlay ka dhaliyay Kooxda Macalin Slaven Bilic ee Hammers. Qanaaskii hore ee Kooxda Barcelona Alexis ayaa ku jira qaab Ciyaareed fiican tan iyo bilowgii fasal Ciyaareedkan, kaddib markii uu noqday kaliya ...

Read More »

DEG DEG: Toogasho goor dhow ka dhacaday Magaalada Muqdisho

00-3

Kooxo Hubeysan oo Bastoolado wadata ayaa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin Oday ah oo la sheegay inuu ka mid ahaa Dadka Degaanka. Kooxda Dilka geysatay ayaa ka baxsatay Goobtii ay ku dileen Allaha u Naxariistee Ninka Odayga ah iyadoo dadkii ku sugnaa goobta uu dilku ka dhacay ay soo food saartay cabsi. Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka ...

Read More »

Muqdisho: Jidkaad Marto Oo Lagaa Horkeenayo Dhagxaan Iyo Baangado (Sabab)

muqdisho-1

Jawi ahaan magaalada Muqdisho aad bay maanta uga duwan tahay maalmihii hore, waxaana maanta magaalada ka socda mudaaharaad ay dhigayaan darwallada gaadiidka dadweynaha. Warar soo baxay waxay sheegayaan in shirkadda Caymiska Takaful oo kaashaneysa dowladda Soomaaliya ay billowday in lacag qasab ah kusoo rogto gaadiidka. Guud ahaan gaadiidleyda Muqdisho ayaa arrintaasi aad uga carroodey, waxaana ay billaabeen iney dibadbaxaan, islamarkaana ...

Read More »

Arsenal oo guul muhiima ka gaartay kooxda Chelsea

ozil-arsenal-chelsea-premier-league_1bt9zc52qulxr1xqbuq6rgucby

Kooxda Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates ku dubatay kooxda ay aadka u xafiiltamaan ee Chelsea, kaddib markii ay ku garaacday 3-0, iyadoo goolashaas ay dhasheen qeybtii hore ee ciyaarta. Arsenal oo lixdii kulan ee u dambeysay aanay wax gool ah ka dhalin Chelsea ayaa caawa mar kaliya ku fur furatay, guushan ayaa siisay Tababare Arsene Wenger kalsooni iyo rajo, iyadoo u ...

Read More »

Warbixin: Maxay noqon kartaa natiijada Dacwadda Badda ee Soomaliya iyo Kenya

SomaliKenyaFlags-150x150

Dhegeysiga dacwadda Hague ka socota ee Soomaaliya iyo Kenya u dhexeysaa labo mid uun bay noqon: in sida Kenya rabto ay noqoto Oo maxakamaddu laasho kiiska Oo ay soo jeediso in ay bannaanka Ku dhamaystaan ama in ay sida Soomaaliya codsatay yeesho maxakamaddu Oo ay aqbasho dabadeedna go’aan ka gaarto. Haddaba haddii maxamaddu dacwadda aqbasho Oo go’aan ka gaarto labo ...

Read More »

Laacibkii Realmadrid Moratta oo dhaawac soo gaaray iyo Jamaahiirta oo welwelsan

GettyImages-492022448.0

Dhakhtarka xulka qaranka Spain ayaa qalbiga u dejiyay jamaahiirta Real Madrid ee ka walwalsanayd dhaawicii xalay soo gaadhay Alvaro Morata wuxuuna sheegay in aanu ahayn dhaawac laga walwalo. Morata ayaa dhaawac looga saaray kulankii Brussels ku dhex maray Spain iyo Belgium wuxuuna dhaawiciisu walwal badan ku hayay Real Madrid oo ay dhaawac kaga maqan yihiinCristiano Ronaldo iyo Karim Benzema. dhakhrarka ...

Read More »