Arimaha Bulshada

Khatar shan dhinac ah oo soo wajahdey maamulka Puntland.

capture

Puntland waxay noqotay laan gebi ka lulatay oo duufaani ligligayso, haddaan dadkii dhistay cayminna waa la isweydiin doonaa. Waxay Puntland eersatay oo isug isugu darsamay aafo shan-madaxley ah: 1. Hoggaan-xumo iyo siyaasad majaro-bawdey oo ay seegtay meekhaankii iyo miisaankii ay Somali ku lahayd. Waxaa isku milmay laameheedii sharciyeed sida madaxweynii, af-hayeenkii barlamaana iyo xeer-ilaalinteedii. Waxaa lagu khasbay inay hayin u ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka Martini

unnamed-4

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka Martini Muqdisho, 29 December 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Martini ee ciidammada Naafada ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Gaashaandiga, wasiir ku xigeennada Caafimaadka iyo Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidanka XDS iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka mid ahaa mas’uuliyiintii ka qeybgashay ...

Read More »

Xildhibaan farta ku fiiqay Nuuca Musharax mudan in la doorto

capture

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji ayaa uga digay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya inay doontaan Siyaasi ay dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan. Xildhibaan Sakariye ayaa tilmaamay in Baarlamaanka laga sugayo inay doortaan Hogaamiye samata bixin kara dalkan, balse aan loo baahneyn hogaamiye talada dalka u raadsada wadamada Shisheeya ee cadowga ku ah Soomaaliya. Waxa uu intaa ku daray in Baarlamaanka ...

Read More »

FALANQEYN: Rajo beel ka muuqda wada shaqeynta Aqalada Sare iyo Hoose

capture

Madasha Hoggaanka Qaran ayaa war saxaafadeed xalay ka soo baxay ayaa waxay dib u dhigeen magacaabista 18-kii xubnood ee ay ku kordhiyeen Aqalka sare 24-kii bishan, Arinkaan ayaa u eg in Doorashadu Gashay jawareer iyo Muran cusub Waxaa xildhibaanada la dhaariy iyadoo xubnaha madasha intooda badan meesha ka maqan tahay Gaar ahaan madaxweyne Xasan Sheekh arinkaa oo ah Fadeexad siyaasadeed ...

Read More »

LA OGAADAY: Xasan Sheekh Oo Qorshe yaab leh Laga Fashiliyay+Xaalka Oo..

capture

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakada Wararka ee Baardheere24.com ayaa sheegaya in la fashiliyay isku day la doonayay in loogu shubto codadka xiliga tartanka madaxweynaha. Arintan ayaa la fahansan yahay inuu watay madaxweynaha haatan Xasan Sheekh Maxamuud oo taageero ka helaya gudiga doorashada qaranka iyo xubno dowlada ah. Xogta la helay ayaa muujineysa in maalinta doorashada madaxweynaha ay ...

Read More »

Xasan Sheekh Oo Xaaladda Ku Xuntahay, Xildhibaanno Badan Oo…

xasan_yaaban_wareeray-2

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna musharrax Madaxweyne waxaa iminka soo galay walwal ah in uusan markale kusoo laaban Villa Soomaaliya, kadib markii la sheegay in uu waayey xildhibaanno uu ku tashanayey. Ku dhowaad 20 xiildhibaan oo markii hore Xasan Sheekh ku garab ahaa ayaa la sheegayaa in markaan ay dhankooda ka baxeen, islamarkaana Xasan waxaa soo wajahay cabsi daran. ...

Read More »

Faah Faahin: Nin Dhagool Ah Oo Ismiidaamin Ka Fuliyey Jalalaqsi

qarax-xarunta-gobolka-banaadir-640x360

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.. Maxamed Cabdulle Fiidow oo ah guddoomiyaha degmada Jalalaqsi ayaa u sheegay Warbaahinta in qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayad ku taalla degmada Jalalaqsi uu ku dhintey Hal nin oo is qarxiye ah. Waxa uu sheegay guddoomiyaha in shaqsiga ...

Read More »

Nabadoon caan ahaa uu lagu Dilay Magaalada Muqdisho

capture

Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa lagu soo waramayaa in Xalay Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho ay ku Dileen Nabadoon caan ahaa. Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhoore ayaa labo Ruux waxey ku toogteen Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir. Goobjooge ayaa waxuu sheegay in Nabdoonka uu ka soo baxay masjid uu ku soo tukadalay Salaada Cishaha markii la dilayay. Nabadoonkan ...

Read More »

XOG: Cumar C/rashiid Iyo Musharrax Jibriil Oo Is Fahmay

top-secret2-4

Xog hoose aan helnay ayaa waxay sheegeysaa in xilligaan ay is fahmeen musharraxiinta kala ah Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo sidoo  kale Jibriil Ibraahim Cabdulle. Labada Musharrax oo mid walbo rajo aad u wanaagsan ka qaba inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ee soo socda, ayaa hadana wararka waxay sheegayaan in ay si hoose u kulmeen. Arrinta ugu weyn ayaa ahayd in ...

Read More »

Gabadha Ugu Da’da Yar Ee Baarlamaanka Oo Durba Ka Dhowaajisey War Farxad Geliyey Shacabka

capture

Ikraan Aadan Absuge, waa 26-sanmo jir, waxa ay ugu yar tahay xilidhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka, gaar ahaan waa aqalka hoose. Wareysi ay bixisey waxay ku sheegtay iney aad ugu faraxsan tahay in xilkaan ay qabato, waxaana ay sheegtay sababaha ku dhaliyey arrintan iney qeyb ka tahay isbedal doon degdeg ah. Dhaarta ay dhaaratay waxay Ikraan ku sheegtay in ...

Read More »