Arimaha Bulshada

Afhayeen Cali Dheere Oo Sheegay War Qalqal Geliye Shacabka Muqdisho

capture

Afhayeenka Maleeshiyada Al-shabaab Cali Dheere oo wareysi siiyey Idaacadda afkooda ku hadashay ee Andalus ayaa shacabka Muqdisho usoo direy fariin qalqal ah, kuna muujinayo waxa ay dadka ka aaminsan yihiin. Cali Dheera ayaa sheegay in Muqdisho ay ka dhacayaan doorashooyinka, islamarkaana ay u arki doonaan in dadka deggan Muqdisho ee 3 milyan ah raali ka yihiin in doorashada dhacdo. Waxa ...

Read More »

Nin Somali ah oo Sabab yaab leh u dilay Xaaskiisii hore, Isagiina is dilay

capture

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika waxa sheegayaan in nin Soomaali ah uu dilay gabar Soomaali ah oo uu horey ay isku qabeen, kadibna uu isagii is dilay. Ninkan iyo gabadhan ayaa waxay isku dhaleen gabar yar. Guddoomiye ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Africa oo la hadlay VOA-da ayaa xaqiijiyay dhacdadaan xanuunka badan,isagoo sheegay in arintaan ...

Read More »

A.Madoobe oo si cajiib ah uga jawaabay hadal uu Yiri Xasan Sheikh

gf

Madaxweynaha maamulka Jubba Land Axmed Madoobe ayaa sheegay iney u diyaargarowbeen la wareegida deegaanada Al-shabaab ay gacanta ku hayaan ee ka tirsan Jubbooyinka. Axmed Madoobe ayaa si gaar ah farta ugu goday in maamulkiisa uu tagayo degmada Bu’aale ee Gobolka Jubbada dhexe oo loo qoondeeyay caasimada maamulka Jubba Land. Degmada Bu’aalle waxaa gacanta ku haya ururka Al-shabaab,maamulka JUbba Land wuxuu ...

Read More »

SAWIRO: Madaxweynaha J/Land iyo Golihiisa Wasiirada oo go’aan adag soo saaray

sa

Madaxweynaha  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta 1 January Sanadka Cusub ee 2017 wax Golaha Xukuumada uu u jeediyay khudbada Sanad laha ah ee 2017. Shirkii koobad ee Golaha Wasiirada Sanadkan Cusub 2017 waxa lagu falanqeeyay Waxyabahii u qabsoomay Sanadkii hore ee 2016 iyadoo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam qudbad dheer oo uu Golaha u jeediyay uu kaga hadlay Arimo ...

Read More »

SAWIRO: Cumar C/rashiid oo tagay xarunta loo diyaariyay Aqalka Sare

capture

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo weheliyaan xubno ka tirsan Aqalka sare ayaa kormeer ku tagey xafiisyo cusub oo loo diyaariyey in ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya. Waxana ay kormeer ku tageen qaybaha kala duwan ee ka kooban yahay dhismaha oo isgu jira Xafiisyo iyo Hoolka Shirarka. Dhismahan ayaa waxa ...

Read More »

Amaanka Muqdisho oo la adkeeyay & 3-xildhibaan oo la dooranayo

doorashada-aqalka-hoose-ee-baarlamanka-somalia-oo-garoowe-ka-bilaabmay-2016-100x75

Waxaa la adkeeyay amaanka xarunta Gaadiidka Booliska degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir,halkaasi oo ay maanta Axad ah ka dhaceyso doorashada 3-Xildhibaan oo Aqalka hoose ee Beelaha dega Gobolada Waqooyi. Xubnaha tartamaya waxaa ku jira Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ahayd wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa wasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta. Guddiga Doorashooyinka ...

Read More »

Baarlamaanka Somalia oo maanta kulan Xasaasi ku yeelanaya Muqdisho

capture

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa iney ku kulmaan magaalada Muqdisho,waana kulankoodii Labaad ay yeeshaan tan iyo markii la soo doortay. Waxaana muhiimada kulanka maanta lagu sheegay in Xildhibaanada ay magacaabaan Guddiga ka shaqeyn doona doorashada madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka. Sidoo kale,Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta shaacin doona waqtiga la qabanayo doorashada Labada Guddoon ee Labada Aqal Baarlamaanka iyo ku-xigeenadooda,kuwaasi ...

Read More »

Nin Somali oo si lama filaan xil culus uga helay Qaramada Miboobay

capture

Markii hore ugu horeysay Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha La-Tacaalidda Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR. Waa ninkii ugu horreeyey ee Soomaali ah jago sare ka qabta Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR. Wareysi lala yeeshay Mr Warsame ayaa sheegay in wax badan uu ka soo ...

Read More »

SAWIRO: Maxaa kala qabsaday Musharax Faroole & Geel usoo martiyay

ssssssssssa

Guriga madaxweynihii horre ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa waxaa maanta usoo martiyay Qaalin yar oo geel ah oo aan cidina wadin. Sawiro laga qaaday ayaa muujinaya in geelaan uu kasoo qaxay abaarta ka jirta deegaanada Soomaaliya. Madaxweyne horre Cabdi-raxmaan Faroole ayaa kusii daayay gurigiisa si ay ucunto cagaarka gurigiisa.

Read More »

Ma Sax Baa In Faarax Sheekh C/qaadir Uu Kahor Yimid M/Xasan Sheekh?

xasan-iyo-faarax

Waxaa maalmahan dambe soo baxayey warar sheegayey in Faarax Sheekh C/qaadir uu kahor yimid Xasan Sheekh Maxamuud, islamarkaana uu taageerayo musharraxiin kale oo Damul Jadiid ah. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo kuna sugan Villa Soomaaliya ayaa soo tabisey in Xasan iyo Faarax ay hadda dib isku fahmeen, islamarkaana meesha laga saarey wax walbo oo mugdi keeni kara. Xasan Sheekh iyo ...

Read More »