STRATFORD, ENGLAND - DECEMBER 03:  Alexis Sanchez of Arsenal during the Premier League match between West Ham United and Arsenal at London Stadium on December 3, 2016 in Stratford, England.  (Photo by Stuart MacFarlane/Arsenal FC via Getty Images)

Wenger oo sheegay Alexis Sanchez uu hada helay booskiisa saxda ee Arsenal

Hogaamiyaha Kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aad ula dhacsan qaab Ciyaareedka Alexis Sanchez, kaddib guushii West Ham.
Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Chile Alexis Sanchez ayaa goolasha lo yaqaano sedexlay ka dhaliyay Kooxda Macalin Slaven Bilic ee Hammers.
Qanaaskii hore ee Kooxda Barcelona Alexis ayaa ku jira qaab Ciyaareed fiican tan iyo bilowgii fasal Ciyaareedkan, kaddib markii uu noqday kaliya Weerarka Kooxda Gunners.
Macalin Wenger ayaa war baahinta u sheegay in Sanchez uu u helay booskiisii saxda ahaa, kaddib markii uu Kooxda u dhaliyay 11-gool, xilli uu sidoo kale caawiyay 4-gool.
”haa waxaan aaminsanahay in Alexis Sanchez uu hada helay booskiisa, taasina waxaa kuu cadaynaysa in uu ku wanaagsan dhalinta goolasha iyo abuurista goolasha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*