kob

Wax ka Ogow:Isku aadka Champions League-ga oo dhacay

Isku aadka koobka horyaaladda Yurub ee Champions League-ga ayaa lagu soo gabgabeeyay magaalada Lyon , waxaa ka qyab galay 16 kooxood oo sidan isugu aaday

  • Leicester iyo Sevilla
  • PSG iyo Barca
  • Bayer Leverkusen iyo Atletico Madrid
  • Porto iyo Juventus
  • Arsenal iyo Bayern Munich
  • Benfica iyo Borussia Dortmund
  • Real Madrid iyo Napoli
  • Man City iyo Monaco

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*