timthumb-100x75

War lama filaan oo laga helay dagaal xalay ka dhacay Jowhar

Faah faahino dheeraad ah dagaal xalay ka dhacay Bar contarol oo ku yaalo magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Sh/dhexe.

Dagaalka oo ahaa mid aad u culus ayaa la sheegayaa in kooxo hubeysan oo aan heebtooda la garaneyn weerar ku soo qaadeen kontaroolka laga soo galo magaalada Jowhar ee dhinaca Waqooyi iyadoo halkaa dagaal xoog leh uu ka dhacay.

Lama qasaaraha ka dhashay weerarka,waxaana ciidamada Dowladda Somalia isku dayeen iney iska caabiyaan kooxihii weerarkii soo qaaday.

Ciidamada Dowladda Somalia ayaa saakay baaritaan ku haya dadka iyo gaadiidka magaalada Soo galaya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*