Shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Go’amo laga soo saarayo Maanta

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho Dib ugu furmay shirka Madasha wada tashiga Qaranka oo Maalmahaan Dib u dhac ku jiray.

Waxaa la filayaa Maanta in shirarkii socday laga soo saaro Go’aano ay ka mid yihiin in mas’uuliyiinta ay dib ugu laabtaan Goboladii ay ka yimaadeen si Wadatashi labaad ay u soo sameeyeen Maadaama Qodobo ah in Xildhibaanada lagu soo xulo 4.5 ama Degaan ahaan ay suuragaliweyday in hal fikir la isla qaato.

Beesha Caalamka oo dhexdhexadin ka waday in ay isku so dhaweyso aragtiyada ay kala qabaan Madaxda Dowladda iyo Hogamiyasha Maamul Goboleedyada ayaa suuragali weyday.

Wararka ku soo kordha la soco

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*