cz0jadqwiaatwxw-768x509

SAWIRO: Turkiga oo deeq aan laga fileyn keenay Magaalada Muqdisho

Dowladda Turkiga ayaa u istaagtay taakuleynta Dowladda Federalka Soomaaliya, iyadoona xusid mudan in Turkiga uu gurmad bini’aadannimo uu u sameeyay Umadda Soomaaliyeed.

Dowladda Turkiga ayaa marka ugu deeqday beeraleyda  matooro lagu follo beeraha, si uu u bato wax soo saarka.

Deeqdan ayaa sidoo kale shaqo abuur u noqon karta dhalinyaro badan oo haatan aan waxba heynin.

Hoos ka daawo SAWIRADA

cz0jadoxeaa1iprcz0jadqwiaatwxwcz0jadrw8aeyc3f

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*