ssssssssssa

SAWIRO: Maxaa kala qabsaday Musharax Faroole & Geel usoo martiyay

Guriga madaxweynihii horre ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa waxaa maanta usoo martiyay Qaalin yar oo geel ah oo aan cidina wadin.

Sawiro laga qaaday ayaa muujinaya in geelaan uu kasoo qaxay abaarta ka jirta deegaanada Soomaaliya.

Madaxweyne horre Cabdi-raxmaan Faroole ayaa kusii daayay gurigiisa si ay ucunto cagaarka gurigiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*