6-1

SAWIRO: C/kariin X.Guuleed oo la dardaarmay Xildhibaanada BF ka dib markii..

Madaxweynaha maamulka maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa magaalada Cadaado kula kulmay Xildhibaanada baarlamanka Somalaiya ee lagu doortay degaanada Galmudug.

Kulanka oo u muuqday kii ugu danbeeyay uu C/kariin la yeeshay xildhibaanada baarlamaanka ee laga soo doortay Galmudug ayaa kala hadlay arimo ay ka mid yihiin abaaraha iyo xaalada amni.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kula dardaarmay Xildhibaanada Cusub ee dowladda federaalka in ay ka qeyb qaataan sidii loogu gurman lahaa dadku ay abaartu saameysay ee ku nool deegaanada Maamulka Galmudug.

1-52-44-35-36-167

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*