mustafi

Rasmi: Laacibka reer Germany Mustafi oo ugu dambeyn ku biiray Arsenal

Baadigoobkii ay Arsenal ugu jirtay inay hesho bedelka mudada dheer ee Per Mertesacker ayaa ugu danbeysay soo dhamaaday.

Sida uu sheegay wariyaha Sky Sports Germany Marc Behrenbeck, 24 jirkaan ayaa u saxiixay kooxda Emirates Stadium ka dhisan heshiis shan sannadood ah, waxaana heshiiskiisa lagu dhawaaqayaa maalinta talaadada.

Sababta waxa uu ku sheegay inay weli harsan tahay waraqooyin la saxiixayo islamarkaana Isniinta ay maalin fasax ah ka tahay UK sidaasi darteed heshiiska daafacii Valencia waxaa lagu dhawaaqayaa buu yiri talaadada.

690

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*