capture

P/land oo gacanta ku dhigtay gacan ku dhiigle dilay Sarkaal ka tirsan ciidanka P/land..

Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland General C/qaadir Shire Faarax ayaa waxa uu sheegay in la aqoonsaday cidii ka dambeysay dilka Taliye ku xigeenkii Saddexaad ee Ciidanka Booliska Puntland Jaamac Saxardiid Cabdi.

General C/qaadir Shire Faarax Taliyaha Ciidanka Booliska Maamulka Puntland ayaa sheegay dhowaan in ay gacanta ku soo dhigi doonaan raggan, sidoo kalena ay soo bandhigi doonaan.

Laamaha Amniga ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan raggii ka dambeeyay falkan.

Shalay ayaa Taliye Ku Xigeenka Aas loogu sameeyay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*