ffff

ooxda Kubada Cagta ee Saint-Etienne ayaa wareega bug baxda ee tartanka Europa League ku aaday Manchester United.

Kooxda Faransiiska ee Saint-Etienne ayaa ku guulaysatay 10-koob oo horyaalka Ligue 1, intii u dhexaysay 1956-dii ilaa iyo 1981-dii, xilligaas oo ay Kooxda soo mareen Xiddigo badan ku waas oo qayb ay ka ahaayeen Jacques Santini iyo Michel Platini.
Faalo qoraha Shabakada Squawka News oo lagu magacaabo Matt Smith ayaa soo qaatay Cayaariyahano badan ku waas oo hada qayb ka ah qaar ka mid ah Kooxaha qaarada Yurub.
Kurt Zouma oo Chelsea ah, Faouzi Ghoulam oo Napoli ah, Blaise Matuidi oo PSG ah, Fredy Guarin oo Shanghai Shenhua ah, Dimitri Payet oo West Ham ah, Pierre-Emerick Aubameyang oo Borussia Dortmund iyo Weeriryahanka Kooxda Swansea City Bafetimbi Gomis oo lagu sii daray halyeeyadii Kooxdan horay u soo maray ay qayb ka ahaayeen sida Aime Jacquet, Jacques Santini, Laurent Blanc iyo Michel Platini siday noqon lahayd Kooxda Saint-Etienne oo la Ciyaaraysa United.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*