capture

Nin Somali oo si lama filaan xil culus uga helay Qaramada Miboobay

Markii hore ugu horeysay Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmed Shire Warsame ayaa loo magacaabay inuu noqdo Agaasimaha La-Tacaalidda Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Waa ninkii ugu horreeyey ee Soomaali ah jago sare ka qabta Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Wareysi lala yeeshay Mr Warsame ayaa sheegay in wax badan uu ka soo shaqeeyay howshan,islamarkaana uu rajeynayo inuu siday tahay kaga soo baxo.

Qaramada Midoobay ayaa ku lug leh siyaasadda Soomaaliya,iyagoo taageera Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*