capture

Nin Somali ah oo Sabab yaab leh u dilay Xaaskiisii hore, Isagiina is dilay

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika waxa sheegayaan in nin Soomaali ah uu dilay gabar Soomaali ah oo uu horey ay isku qabeen, kadibna uu isagii is dilay. Ninkan iyo gabadhan ayaa waxay isku dhaleen gabar yar.

Guddoomiye ku-xigeenka Jaaliyadda Soomaalida ee Koonfur Africa oo la hadlay VOA-da ayaa xaqiijiyay dhacdadaan xanuunka badan,isagoo sheegay in arintaan si aad ah looga hadal hayo.

Wuxuu sheegay in sababta loo aaneynayo in ninka uu dilay Gabadhaan horay u isku qabeen ay ahayd in ninka uu dalbaday in mar kale Gabadha oo ay kala tageen ku noqdo,balse iyada ay ka diiday sidaasina falkaasi uu ugu dhaqaaqay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

*