hh-2-768x512

Kulan Deg Deg ah oo hada ka furmay Xalane & Gudoomiye Jawaari oo..

Xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa goordhaweyd ka furmay kulan loogu hadlaayo doorashooyinka Soomaliya ka dhacaya sanadkaan 2016-ka.

Kulanka oo goordhaweyd ka furmay Xarunta Xalane waxaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari & Wakiilka Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael keating.

Qodobada ugu waa weyn ee loogu hadlaayo shirkaan intuu socdo waxaa kamid ah doorashooyinka aqalka Hoose iyo sida ugu macquulsan ee lagu dadajin karo doorashaqada aqalka Hoose.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*