Hindiya qarax 12

Inkabadan 50-ruux oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Bakistan

Weerarka ayaa loo malaynayaa inuu yahay isqarxin, waxaana lagu qaaday isbitaal ku yaal magaalada Quetta ee dalka Pakistan, ayaa lagu dilay ugu yaraan 53 ruux, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro dad ah.
Ugu yaraan 18 ka mid ah dhimashada, ayaa qareeno ahaa oo dhismaha u yimid tacsida mid ka mid ah saaxiibadooda shaqada, Bilal Kasi oo la toogtay.
Qaraxa oo la sheegay in sidoo kale ay suxufyiin ku dhinteen ayey rasaas dabo socotay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*