doorasho-1

Guddiga Doorashooyinka Heer Maamul goboleed ee Galmudug oo Difaacay Kuraastii Musuqa Lagu Sheegay

Guddiga Doorashooyinka Heer Maamul goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray Waqrad ku difaacayaan Musuq maasuqii ka dhacay magaalada Cadaado inii ay socotay Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee halkaasi lagu dooranayay.

Waxa ay sheegeen Guddiga in xubno katirsan Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka ay wadaan wax ay ku sheegeen Carqalad Kuraas lagu doortay Cadaado lagu laalayo.

Guddiga ayaa Warqada ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in kuraasta qaarkood doorashadooda laga soo maray dhibaato xoogan laguna bixiyay juhdi badan, waxa ayuna ka digeyn kuraastaasi la laalo loona aqoonsado kuwa aan Sharci ahey.

Magaalada Cadaado ayaa kamid aheed meelihii ay ka dhaceen Musuq maasuqii ugu xumaa intii ay socotay Doorashooyinka, waxaana Kuraasta qaarkood qaabkii loo doortay la galiyay shaki halka Kuraas ay haween lahaayeena rag lagu fariisiyay,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*