guddiga-baydhaba

Guddiga Doorashada K/Galbeed oo si jees jees ah uga jawaabay go’aankii lagu laalay 5-ta Kursi (AKHRISO)

Guddiga Doorashada heer Maamul ee Koonfur Galbeed ayaa ka hor yimid go’aankii lagu laalay 5 kursi oo lagu doortay Magaalada Baydhaba.

War-saxaafadeed ay soo saareeen Guddiga DoorashadaGoboleedka Koonfur Galbeed ayay ku qaadaceen Go’aankii Maanta Gudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashoyinka ayaa ku sheegay inaysan qaban doonin dib u doorashada 5-ta kursi ay soo celiyaan GXKH Ee Soomaaliya.

Waa Guddigii labaad ee ka hor yimaada go’aanada Guddiyada khilaafka iyo Doorashooyinka, iyadoo hore Guddiga Galmudug uga hor yimid guddoomiyahooda guddiga Doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada K/Galbeed Maxamed C/llaahi Mursal ayaa isna sheegay in go’aanka Guddiga Xalinta Khlifaadka uu yahay mid aan wax kasoo qaad lahayn.

HOOS KA AKHRI QORAALKA GUDDIGA

guddiga-baydhaba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*