doorasho-1-1

Guddiga doorashada dadban ee Heer fedraal oo hakiyay doorashada S/land ee Muqdisho + Sababta.

War lagu qoray Twitterka Guddiga Doorashada Daban ee Heer federaal ayaa lagu sheegay in la hakiyay doorashadii Xubnaha maamulka Somaliland ee ka socday magaalada Muqdisho.

Warka lagu Daabacay Twitter-ka Guddiga ayaa lagu sheegay ” Waxaan Joojinay doorashada Wakiilada Beelaha Somaliland ee ka socotay Muqdisho”

Sababta ayaa la sheegaya in ay tahay khilaaf ka jira qaar ka mid ah Ergooyinka loogu tala galay in ay soo doortaan xubnaha ka imaanaya gobolada Waqooyi.

3-3-300x200

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*