capture

Gabadha Ugu Da’da Yar Ee Baarlamaanka Oo Durba Ka Dhowaajisey War Farxad Geliyey Shacabka

Ikraan Aadan Absuge, waa 26-sanmo jir, waxa ay ugu yar tahay xilidhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka Federaalka, gaar ahaan waa aqalka hoose.

Wareysi ay bixisey waxay ku sheegtay iney aad ugu faraxsan tahay in xilkaan ay qabato, waxaana ay sheegtay sababaha ku dhaliyey arrintan iney qeyb ka tahay isbedal doon degdeg ah.

Dhaarta ay dhaaratay waxay Ikraan ku sheegtay in marnaba aaney beenin doonin, oo sida loo dhaariyey wax walbo u fulin doonto.

Ikraan ayaa u sheegtay shacabka Soomaaliyeed in markaan ay ku farxaan in ay heli doonaan dowlad ka wanaagsan wixii lasoo maray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*