kismyyy

Faafaahin Ka Soo Baxeysa Qarax ka Dhacay Kismaayo

wararka aan ka Heleyno Magaalada Kismaayo ayaa Sheegaya in Ruux Sitay Jaakad ay ku Xeranyihiin Waxyaabaha Qarxa uu isku Qarxiyay Afaafka Hore Ee Xero Ciidan oo ku Taala  Magaalada Kismaayo.

Inta la Xaqiijiyay Labo Ruux ayaa ku Geeriyootay Sadex kalana waa ay ku Dhaawac Meeraan

Mana Jiraan War ka Soo Baxay Maamulka Jubaland Ee Ka Arimaya kismaayo oo ku Saabsan Qaraxaasi

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*