00-3

DEG DEG: Toogasho goor dhow ka dhacaday Magaalada Muqdisho

Kooxo Hubeysan oo Bastoolado wadata ayaa Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dishay Nin Oday ah oo la sheegay inuu ka mid ahaa Dadka Degaanka.
Kooxda Dilka geysatay ayaa ka baxsatay Goobtii ay ku dileen Allaha u Naxariistee Ninka Odayga ah iyadoo dadkii ku sugnaa goobta uu dilku ka dhacay ay soo food saartay cabsi.
Maamulka Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir weli kama hadlin Dilka Ninka Odayga ah loogu geystay Xaafadda Carafaad ee Degmada Yaaqshiid.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*