big-news1

DEG DEG: Dagaal Xoogan oo ka socda Gobolka Sh.Hoose

Dagaalkan oo ah mid xoogan ayaa waxuu hadda ka socdaa inta u dhaxeysa Degaanada Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Sh.Hoose.

Wararka ayaa sheegaya in Dagaalkan uu u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo wada degga halkaasi.

Weli lama shaacin khasaaraha ka dhashay Dagaalkan maadaama uu weli Dagaalka halkaasi ka socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*