top-news-1

Dagaal Siyaasadeed Xasan Sheekh Iyo Musharrax Jibriil Oo Meel Culus Gaarey

Dagaal siyaasadeedka u dhaxeeya Musharraxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxmauud iyo Jibriil  Cabdulle ayaa haatan gaarey meel aad u sarreysa, iyadoo sheekadu ay ka gudubtey halkii ay horey u joogtey.

Musharrax Jibriil ayaa billaabay waxa walbo oo lagu cunoqabateynayo Xasan Sheekh, waxaana uu kasoo xirxirey wax walbo oo ku saabsan dhanka dhaqanka.

Xasan Sheekh wax kalsooni ah hadda kama haysto beesha uu kasoo jeedo, xitaa guud ahaan beesha Hawiye.

Jibriil ayaa bedal ku sameeyay qalbigii beesha una sheegay inuu Xasan Ka wanaagsanana doono.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna wado dedaal uu meesha uga saarayo musharraxan uu uga baqayo xilkiisan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*