somalind

Daawo:wasiirka Beeraha Somaliland oo la xaqiijiyay in uu ku fashilmay xilka wasaaradiisa

Tan iyo markii uu isku shaandheenta ku sameeyay madaxweyne siilaanyo golihiisa wasiirada waxaa meesha ka baxay
gole wasiiro oo hore ula shaqeyn jiray qaar kood waxa ay shaqada ka tageen iyagoo ay u muuqdeen arimo kale iyo khilaafkii xisbiga talada haya ee kulmiye
siilaanyo ayaa isku dayay in uu soo dhiso gole wasiiro oo uu qeyb ka yahay wasiirka wasaarada beeraha somalilad
kaas oo ay cabasho wax qabad la,aan ay ku eedeeyeen beeraleyda somalind
Daawo muuqaalka:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*