capture

Daawo:Muuqaal Dhameestiran Beesha Quraanyow Garre oo Eedeen u Jeedisay Gudiga Doorashooyinka koonfur galbeed

Qaar ka mid ah caasimadaha maamul gobaleedyada qaar waxaa ka socda doorshada labada aqal xubnaha ku matalaya koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa aad u dhaliilay beesha garre quraanyow

waxayna tilmaameen in musuq iyo wax isdaba marin ay ku keceen gudiga doorashooyinka dad ban ee koonfur galbeed

Daawo muuqaalka :

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*