capture

Cali Khaliif: Habar-Gidir iyo Daarood lama tartami karaan Xasan Sh ee ha quustaan (DAAWO)

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa shaaca ka qaaday in beelaha Daarood aysan ku guuleysan doonin xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Isagoo ku sugan Buuhoodle ayuu Cali khaliif sheegay in kaliya beesha Abgaal oo kamid ah beelaha Hawiye ay ku guuleysan doonto madaxweynaha Soomaaliya gaar ahaan Xasan Sh Maxamuud.

” Xasan Sh lalama tartami karo, abgaal lalama tartami karo, nin dhulmahante ah ma tartami karo ama nin Daarood ahna ma tartami karo, xataa Habar-gidir lama tartami karto”ayuu yiri Cali Khaliif.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*


*