Author Archives: xasan kaahiye

Xildhibaannada La Dhaarinayo iyo sida Loo Soo Kala Doortey

dhaarinta1

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka, iyadoo ammaankana aad loo adkeeyey. Xildhibaannada maanta la dhaarinayo waa 304 mudane, waxaana ku jira qaarkii la laalay iyadoo sidan ay u kala heleen xiildhibaannada maamullada dalka. Maamullada iyo Sida ay Xildhibaannada la doortey uga kala yimaadeen: Magaca Maamul Aqal Hoose Aqal Sare Wadarta Puntland 37 ...

Read More »

DFS Oo Arrin Naxdin Badan Ka Sameysay Muqdisho, Shacabkii Oo..

muqdisho-5

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo kacay iyadoo la xirey dhammaan waddooyinkii magaalada, balse waxaa arrintaasi oo dhan uga sii darnaatey cunoqabateyn nooc cusub ah oo magaalada lagu soo rogey. Waxaa la xirey dhammaan Jid cadayaasha waddooyinka Muqdisho, waxaana lagu jaray carro laga qodey halkaas, iyadoo bohollo aad u waaweyn laga sameeyey waddo walbo oo Muqdisho ah waliba ...

Read More »

(ARAG SAWIRADA): Al-shabaab Generaal laga dhigay oo dad ku laayay deegaanka Xawaadley

sheegow

Wararka saakay naga soo gaarayo Yuulada Towfiiq oo hoostaga deegaanka Xawaadley ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in xaalad deganaasho ah laga dareemayo ka dib dagaalkii shalay halkaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan Dowladda Somalia. Ciidamada wada dagaalamay ayaa waxaa hogaaminayo Labo sarkaal oo ka tirsan ciidamada Xooga,kuwaasi oo si micno-daro ah ku daadinaya dhiiga shacabka ah. Mid ka mid ...

Read More »

DEG DEG: Hay’adda NISA oo soo bandhigtay Ninkii ka dambeeyay Qaraxii Dekada Muqdisho+SAWIRO

c0n7tquvqaacz_a

Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Caawa Xarunta Nabad Sugida waxey ku soo bandhigtay Ninkii ka dambeeyay Qaraxii culuss ee ka dhacay banaanka Dekada Magaalada Muqdisho. Qaraxaasi oo mas’uuliyadiisu ay sheegteen Ururka Al Shabaab ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 25 Ruux waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 60 kale. Taliska Nabad Sugida ayaa magaca Ninkii ka dambeeyay Weerarkaasi waxey ...

Read More »

Waa kuma Dilaaga Qarsoon ee Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari

w-1

Waa run in Boosaaso nabadgelyo u baahan tahay, su’aashuse waxay tahay dhinacee uga baahan tahay? Ma shacabkaa u baahan, ma Culimadaa u baahan, ma masuuliyiinta dowladaa u baahan, waa kuma qofka uu maanta amaankiisu sugan yahay?   Waxaa xaqiiqo ah in masuuliyiinta si adag loo ilaaliyo goobaha dakhligu ka soo xerroodo, masuuliyiinta qaarkood iyo shakhsiyaad iyagu si madax banana u ...

Read More »

Siyaasiyiin u hanjabay Dawladda Imaaraatka Carabta & Digniin loo diray

4-1

Siyaasiin iyo Wasiiro hore oo katirsanaa Somaliland ayaa uga digay dawladda Imaaraatka Carabta in ay faragalin ku sameyso arrimaha Siyaasada ee Maamulka Somaliland.   Xubnahan oo shir ku qabtay ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan yihiin wararka sheegaya in ay xukuumada Imaaraatku doonayso in ay saameyn ku yeelato doorashooyinka Somaliland ee fooda nagu soo haya.     Sidaas oo ...

Read More »

XAAD” Shacabka Muqdisho go’aan lama filaan ayay qaadan doonaan” + (Akhri)

capture

Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka hadlay go’aankii madasha ay kuraasta dheeraadka ah ku siisay Maamul Goboleedyada dalka ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Gobolka Banaadir lagu qadiyo. Wuxuu sheegay Nabadoonka in maqaamkii Muqdisho uu lumay,islamarkaana madaxda dalka ay iska dhega tireen baaqyadii kala duwan ee ka soo baxay Shacabka ...

Read More »

Akhriso War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Madasha iyo Qodobo xasaasi ah oo ku …

madasha4-624x468

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte; Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdiweli ...

Read More »

8 ASTAAN oo uu gaar ku yahay musharrax C/Raxaman Faroole, ayna waajib kugu tahay inaad barato!

capture

Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole, waa siyaasi Soomaaliyeed oo dhashay sanaddii 1945-tii, waxaa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dowladdii dhexe ee marxuum Maxamed Siyaad Barre,kadib bur-burkii, waxa uu u qaxay dalka Australia, kadibna waxaa uu noqoday madaxweynaha maamulka Putland oo markii dambe uu doorasho kaga guulleystay Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas oo isna mar soo noqday ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Mudane ...

Read More »

Goormee ayaa la dhaarin doonna Xildhibaanada Cusub Kalfadhiga ugu horeeyo goormee ayuusa dhici doonna????

capture

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa caawa shaaciyey xiliga rasmiga ah ee ay dhaceyso munaasabadda furitaanka Kalfadhiga Golaha Shacabka. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa caawa shaaciyey in Munaasabadda furitaanka Baarlamaanka loo asteeyey in ay dhacdo maalinta Talaadada ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 27ka December 2016, saacadda 09ka subaxnimo. “si waafaqsan qodobka 66aad, farqadiisa ...

Read More »